Buug
Buug
ODHAAH KOOBAN OO UGA HADLAYSA ISLAAMKA, SIDA QUR'AANKA KARIIMKA IYO SUNADDA NABIGU-SALLALLAAHU CALAYHI WASALAM- UGA WARAMEEN.
ISLAAMKA Waa kitaab muhiim ah si kooban u qeexaya: islaamka, wanaagiisa, iyo asalka uu ku dhisan yahay, ama u ah gundhiga, oo ah Quraanka kariimka iyo Sunadda Nabiga- sallallaahu calayhi wasallam-, kitaabkan wuxuu la hadlayaa dhamaan Muslimiinta iyo inta aan muslimka ahaynba, wuxuna kula hadlaya afkoodda(luqadoodda), meelkasta iyo millay kastaba, iyo xaalad walba oo ay ku jiraanba. (waa nuqul aan ku ururiyay wixii daliil u ah qodobadaas hore ee kusoo arooray Quraanka kariimka iyo Sunadda Nabiga- sallallaahu calayhi wasalam-. 1- ISLAAMKU WAA RISAALADA(FARIIN) ILAAHAY, EE KU SOCOTAY AADAMAHA…
Kitaab gaaban oo faa'iida u leh Muslimka diinta ku cusub
waxaa diyaariyey: Maxamed Al-shihri 1441 / 2020 Waxaan ku bilaabayaa Magaca Allaah Ee Naxariista Naxariis guud (Muslim iyo Gaalba) mid gaar ahna ugu naxariista Mu'miniinta (Maalinta Aakhiro) HORDHAC
Yaa i abuuray? Maxaase la ii abuuray ?
Shay walba wuxuu ku tusinayaa inuu jiro cid Abuurtay. Yaa abuuray Samooyinka iyo Dhulka iyo waxa ku dhex jira ee Makhluuqaad waaweyna ee aan la soo koobi karin.? Yaa sameeyey nimaadkan hagaagsan ee sare ee samada iyo dhulka.? Yaa abuuray insaanka/Aadamaha oo siiyey maqalka, aragga iyo caqliga oo ka dhigay mid awood u leh inuu barto aqoon oo xaqiiqada gaaro.? Sideed u fasiraysaa farsamadan sare ee qalabka ku jira jirkaaga iyo jirka noolaha yaa ku fara yareystay oo sameyey? Sidee buu u habeysan yahay oo u daggan yahay Aduunkan weyn oo qawaaniintiisu u habeysan tahay habeyn sare oo sugan…
Islaamku waa Diinta Rabbiga Caalamka
Waxaan ku bilaabayaa Magaca Allaah Ee Naxariista Naxariis guud oo cid walba ugu naxariista midda gaarka ahna ugu naxariista Mu'miniinta. Yaa Rabi kuu ah? Taasi waa su`aasha ugu weyn uunka, waana su`aasha ugu muhiimsan ee waajibka ku ah Aadamuhu inuu jawaabteeda garto. Rabbigayo waa kan abuuray samooyinka iyo dhulka, oo samada ka soo dajiyey biyaha kuna soo saaray miraha iyo dhirta inoo ah cunto, Xayawaankuna uu quuto. Rabigeen waa kan ina abuuray oo abuuray aabayaasheen, oo wax walba abuuray, oo ahaysiiyey habeenkii iyo maalintii, waana kan ka dhigay habeenkii waqti hurdo iyo raaxo, maalintii…
Qaabka Salaada Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee
Kitaabka Qaabka Salaadii Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee, waxaa soo koobay Samaaxatu Asheekh Cabdul Casiis Binu Baas, Allaha u Naxariistee, Qaabka Salaadii Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee, isagoo adeegsadey qaab fudud iyo Manhaj saxan, kuna salaynaya nusuusta saxda ah, si uu Muslimka ugu hago Salaadiisa. Wuxuuna ku cadeeyey tiirarka Salaada, Sunooyinkeeda, iyo tilmaamaheeda laga bilaabo waysada ilaa salaama naqsiga, isagoo kulminaya daliilka iyo Cadeynta, isla markaana ugu baaqaya in si kaamil ah looga daydo Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee cibaadada ugu…