Skip to content
زيارة المسجد النبوي الشريف

زيارة المسجد النبوي الشريف

Siyaarada Masjidka Nabiga, Baraarujin iyo tusaalayn ruuxa Soo booqanaya Waxaa Qoray (Curiyey): Dr: Cabdilaahi Naaji Almakhlaafi Waxaan ku bilaabayaa Magaca Allaah Ee Naxariista Naxariis guud (Muslim iyo Gaalba, Dad iyo Duunyaba) mid gaar ahna ugu naxariista Mu'miniinta (Maalinta Aakhiro). Hordhac Ilaahay ayaa mahad leh ka dhigay booqashada Masjidka Nabiga Sallalaahu Calayhi Wasallam. mid kamid ah kuwa ugu weyn ama ugu muhiimsan cibaadooyinka Illaah loogu dhawaado, kana yeeley salaada lagu tukado masjidkan mid ka darajo badan masaajidada kale marka laga reebo Masjidka Xaramka Makah, waxa kale…

0%
Font size