Skip to content
Sifada Salaadda oo (muuqaal koobana)

Sifada Salaadda oo (muuqaal koobana)

Waa tusaale Camali ah oo kooban kuna saabsan sida loo tukado Salaadda, si aynu Ilaahay ugu caabudno aqoon sugan, Salaadeenuna u noqoto mid ka dhamaystiran Arkaanta iyo Shuruuda. Sifada Salaadda Haddaan damacno inaan Salaadda tukano waxaa waajib ah inaan iska daahirino Xadaska yar iyo Xadaska weyn. Waana inaan ku tukano Dhar nadiif ah oo asturaya Cawradeena. Waa in Jirkeena iyo Goobta Salaaddeenu daahir ka tahay Najaasooyinka. Waxaan u jeensanaynaa Qiblada Waxaana sunne ah inaan u tukanno xagga Sutrada.

Luqadda: lang_so
Waxa diyaariyay:
Nooca: 2.0

These files are generated automatically from the book's text; their layout may differ from the printed edition.

0%
Font size