Skip to content
رسول الإسلام محمد صلى الله عليه وسلم

رسول الإسلام محمد صلى الله عليه وسلم

Waxaan ku bilaabayaa Magaca Allaah Ee Naxariista Naxariis guud (Muslim iyo Gaalba, Dad iyo Duunyaba) mid gaar ahna ugu naxariista (Mu'miniinta maalinta Aakhiro). RASUULKA-ISLAAMKU, WAA MUXAMED AMAAN IYO NAXARIIS IYO NABADGALYO KORKIISA HA,AHAATEE Waa qormo kooban oon kaga hadli doono Rasuulka-Sallallaahu Calayhi wasalam, iyo taariikh nololeedkiisii, kuna qaadaa dhigayno: Magiciisa, Abtirsiintiisa, Wadankiisa, Guurkiisii, iyo Risalaadii uu ku baaqayey, sidoo kale qaar kamid ah Calaamadahii muujinayay Nabinimadiisii, Sharci ahaanta Nabinimadiisa, iyo meeshey ka taagnaayeen kuwii ka soo hor…

Luqadda: lang_so
Waxa diyaariyay:
Nooca: 1.2

These files are generated automatically from the book's text; their layout may differ from the printed edition.

0%
Font size