Skip to content
الدروس المهمة لعامة الأمة

الدروس المهمة لعامة الأمة

Duruus muhiim u ah Ummadda Guud ahaan Waxaa Qoray Sheekha Caalimka ah - Waxaan ku bilaabayaa magaca Allaha naxariista guud iyo naxariista gaarka ahba iska leh Horudhaca Qoraaga Allaha Rabul Caalamiin ka ah ayaa mahad oo dhan iska leh, ciribta danbena waxaa iska leh Mutaqiinta, nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyo Adoonkiisa iyo Rasuulkiisa Maxamed, Ehelkiisa iyo Saxaabadiisa dhamaantood.

Luqadda: lang_so
Waxa diyaariyay: Cabdul Casiis Binu Cabdullaah Binu Baaz - Allaha U Naxariistee -
Nooca: 2.1

These files are generated automatically from the book's text; their layout may differ from the printed edition.

0%
Font size