Skip to content
من خلقني؟ ولماذا؟

من خلقني؟ ولماذا؟

Yaa i abuuray? Maxaase la ii abuuray ? Shay walba wuxuu ku tusinayaa inuu jiro cid Abuurtay. Yaa abuuray Samooyinka iyo Dhulka iyo waxa ku dhex jira ee Makhluuqaad waaweyna ee aan la soo koobi karin.? Yaa sameeyey nimaadkan hagaagsan ee sare ee samada iyo dhulka.? Yaa abuuray insaanka/Aadamaha oo siiyey maqalka, aragga iyo caqliga oo ka dhigay mid awood u leh inuu barto aqoon oo xaqiiqada gaaro.? Sideed u fasiraysaa farsamadan sare ee qalabka ku jira jirkaaga iyo jirka noolaha yaa ku fara yareystay oo sameyey? Sidee buu u habeysan yahay oo u daggan yahay Aduunkan weyn oo qawaaniintiisu u…

0%
Font size