Skip to content
الإسلام دين رب العالمين

الإسلام دين رب العالمين

Waxaan ku bilaabayaa Magaca Allaah Ee Naxariista Naxariis guud oo cid walba ugu naxariista midda gaarka ahna ugu naxariista Mu'miniinta. Islaamku waa Diinta Rabbiga Caalamka Yaa Rabi kuu ah? Taasi waa su`aasha ugu weyn uunka, waana su`aasha ugu muhiimsan ee waajibka ku ah Aadamuhu inuu jawaabteeda garto. Rabbigayo waa kan abuuray samooyinka iyo dhulka, oo samada ka soo dajiyey biyaha kuna soo saaray miraha iyo dhirta inoo ah cunto, Xayawaankuna uu quuto. Rabigeen waa kan ina abuuray oo abuuray aabayaasheen, oo wax walba abuuray, oo ahaysiiyey habeenkii iyo maalintii, waana kan ka dhigay…

0%
Font size