Skip to content
الإسلام - نبذة موجزة عن الإسلام (مشتملة على الأدلة)

الإسلام - نبذة موجزة عن الإسلام (مشتملة على الأدلة)

ISLAAMKA ODHAAH KOOBAN OO UGA HADLAYSA ISLAAMKA, SIDA QUR'AANKA KARIIMKA IYO SUNADDA NABIGU-SALLALLAAHU CALAYHI WASALAM- UGA WARAMEEN. Waa kitaab muhiim ah si kooban u qeexaya: islaamka, wanaagiisa, iyo asalka uu ku dhisan yahay, ama u ah gundhiga, oo ah Quraanka kariimka iyo Sunadda Nabiga- sallallaahu calayhi wasallam-, kitaabkan wuxuu la hadlayaa dhamaan Muslimiinta iyo inta aan muslimka ahaynba, wuxuna kula hadlaya afkoodda(luqadoodda), meelkasta iyo millay kastaba, iyo xaalad walba oo ay ku jiraanba. (waa nuqul aan ku ururiyay wixii daliil u ah qodobadaas hore ee kusoo arooray Quraanka…

0%
Font size

Nuxur lama helin