Skip to content
سَبإ /

Aayad 46

34 : 46
سَبإ Aayadaha 54
Suurad · سَبإ
Soomaaliga · Yacob
34 : 46

۞ قُلۡ إِنَّمَآ أَعِظُكُم بِوَٰحِدَةٍۖ أَن تَقُومُواْ لِلَّهِ مَثۡنَىٰ وَفُرَٰدَىٰ ثُمَّ تَتَفَكَّرُواْۚ مَا بِصَاحِبِكُم مِّن جِنَّةٍۚ إِنۡ هُوَ إِلَّا نَذِيرٞ لَّكُم بَيۡنَ يَدَيۡ عَذَابٖ شَدِيدٖ

Dheh: Waxaan uun idinku waaninayaa mid keliya; inaad u kacdaan Alle Darti labo-labo iyo mid mid , markaas aad fekertaan: kuma jiro jin saaxiibkiin (Nabi Muxammad), waa oo keliya ka dige cadaab daran oo soo fool leh.

Explanation & meanings · 1
  1. Labo labo iyo mid mid, sidaas awgeed hadduu la faqayo Alle, wuxuu u gudan si deggan oo wanaagsan.