Skip to content
النِّسَاء /

Aayad 166

4 : 166

Aayad 166 of النِّسَاء (4 : 166). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

النِّسَاء Aayadaha 176
Suurad · النِّسَاء
Soomaaliga · Yacob
4 : 166

لَّٰكِنِ ٱللَّهُ يَشۡهَدُ بِمَآ أَنزَلَ إِلَيۡكَۖ أَنزَلَهُۥ بِعِلۡمِهِۦۖ وَٱلۡمَلَٰٓئِكَةُ يَشۡهَدُونَۚ وَكَفَىٰ بِٱللَّهِ شَهِيدًا

Laakiinse Alle wuxuu markhaati ka yahay waxa uu kuu soo dejiyey wuxuu ku soo dejiyey Cilmigiisa, malaa’igtuna waa ka markhaati kacaan (sidoo kale). Alle waa ku Filan yahay Markhaati ahaan.

Explanation & meanings · 1
  1. Malaa’igta Carshiga hareerahiisa ah sida Jabriil, Miikaa’iil iyo Israafiil.