15 : 9
إِنَّا نَحۡنُ نَزَّلۡنَا ٱلذِّكۡرَ وَإِنَّا لَهُۥ لَحَٰفِظُونَ
Xaqiiq, Annagaa soo dejinnay Waanada (Qur’aanka) Annagaana xaqiiq ilaalin .
Explanation & meanings · 1
- Aayaddan waxay muujineysa meeqaanka Qur’aanka iyo xifdintiisa.