Skip to content
الشُّورى /

Aayad 11

42 : 11
الشُّورى Aayadaha 53
Suurad · الشُّورى
Soomaaliga · Yacob
42 : 11

فَاطِرُ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِۚ جَعَلَ لَكُم مِّنۡ أَنفُسِكُمۡ أَزۡوَٰجٗا وَمِنَ ٱلۡأَنۡعَٰمِ أَزۡوَٰجٗا يَذۡرَؤُكُمۡ فِيهِۚ لَيۡسَ كَمِثۡلِهِۦ شَيۡءٞۖ وَهُوَ ٱلسَّمِيعُ ٱلۡبَصِيرُ

(Waa) uumaha samooyinka iyo arlada wuxuu idiinka yeelay nafahiinna noocyo (lab iyo dheddig); xoolahana (sidoo kale) noocyo. Sidaasuu idinku tarmiyaa. Ma jiro wax la mid ah , waana Isaga wax kasta Maqlaha, wax kasta Arka.

Explanation & meanings · 1
  1. Ma jiro wax isu ekaansho ah haba yaraatee ee ka dhexeeya Abuuraha iyo uunkiisa xag kasta, tilmaamo iyo camallo ahaan.