84 : 6
يَٰٓأَيُّهَا ٱلۡإِنسَٰنُ إِنَّكَ كَادِحٌ إِلَىٰ رَبِّكَ كَدۡحٗا فَمُلَٰقِيهِ
Qofyahow! Waad dhibboon oo u camal fali xagga Rabbigaa, waadna la kulmi .
Explanation & meanings · 1
- Natiijada camalkaaga khayr ama shar wuxuu yahayba Maalinta Qiyaamaha.