dhammeystir xadiiskan: "Acmaasha waxaa loo eegaa oo aasaas u ah niyada..." sheegna wax ka mid ah faa’idooyinkiisa?
- الباب / الفصل
- قسم الحديث
السؤال
س1: أكمل حديث: «إنما الأعمال بالنيات ...»، واذكر بعض فوائده.
S1: dhammeystir xadiiskan: "Acmaasha waxaa loo eegaa oo aasaas u ah niyada..." sheegna wax ka mid ah faa’idooyinkiisa?
الجواب
ج:عن أمير المؤمنين أبي حفص عمر بن الخطاب رَضِيَ اللَّهُ تَعَالَى عَنْهُ قال: سمعت رسول الله صَلَّى اللهُ تَعَالَى عَلَيْهِ وعَلَى آَلِهِ وَسَلَّمَ يقول:
«إنما الأعمال بالنيات، وإنما لكل امرئ ما نوى، فمن كانت هجرته إلى الله ورسوله؛ فهجرته إلى الله ورسوله، ومن كانت هجرته لدنيا يصيبها، أو امرأة ينكحها؛ فهجرته إلى ما هاجر إليه»
رواه البخاري ومسلم.
فوائد من الحديث:
- كل عمل لا بد له من نية، من صلاة، وصوم، وحج، وغيرها من الأعمال.
- لا بد من الإخلاص في النية لله تَعَالَى.
J: Waxaa laga soo wariyey Amiirkii Mu’miniinta Cumar ibnu Al-Khaddaab Alle ha ka raalli Noqdee inuu yidhi: Waxaan maqlay Rasuulka Alle sallallaahu calayhi wasallam oo leh:
Camal kasta waxaa saldhig u ah niyadda, qof kastaana wuxuu helaa niyaddiisa wuxuu gashado, marka qofkii u hijrooda llaahay dartii iyo Rasuulkiisa wuxuu helayaa ajar llaahay. Qofkii u hijrooda inuu adduunyo helo ama haweeney uu rabo guurkeeda, isna waxaa lagu abaal marinayaa niyadiisa oo llaahay ka sugi maayo abaalgud kale”
Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim.
Faa’idooyinka laga qaadan xadiiskan:
- Inaanu camal ansaxeyn niyeysi la’aan (wax kasta oo la qabanayo waxaa lagama maar maan ah inuu marka hore niyada ka yimid), ha ahaato salaad, soon, xaj ama camallada kaleba.
- Camalka Alle-subxaanahuu watacaalaa- aqbalayo inuu yahay kan Isaga dartii loo falay hagar la’aan, shareecadana waafaqsan.