Skip to content

السؤال

س17: اقرأ سورة الناس وفسرها.

S17: Akhri Suuradda An-Naas oo fasir.

الجواب

ج:سورة الناس وتفسيرها:

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

﴿قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلنَّاسِ 1

مَلِكِ ٱلنَّاسِ 2

إِلَٰهِ ٱلنَّاسِ 3

مِن شَرِّ ٱلۡوَسۡوَاسِ ٱلۡخَنَّاسِ 4

ٱلَّذِي يُوَسۡوِسُ فِي صُدُورِ ٱلنَّاسِ 5

مِنَ ٱلۡجِنَّةِ وَٱلنَّاسِ 6﴾

[الناس: 1-6].

التفسير:

  1. ﴿قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلنَّاسِ1﴾:

قل -يا أيها الرسول-: أعتصم برب الناس، وأستجير به.

  1. ﴿مَلِكِ ٱلنَّاسِ2﴾:

يتصرف فيهم بما يشاء، لا مالك لهم غيره.

  1. ﴿إِلَٰهِ ٱلنَّاسِ3﴾:

معبودهم بحقّ، لا معبود لهم بحق غيره.

  1. ﴿مِن شَرِّ ٱلۡوَسۡوَاسِ ٱلۡخَنَّاسِ4﴾:

من شرّ الشيطان الَّذي يلقي وسوسته إلى الناس.

  1. ﴿ٱلَّذِي يُوَسۡوِسُ فِي صُدُورِ ٱلنَّاسِ5﴾:

يلقي بوسوسته إلى قلوب الناس.

  1. ﴿مِنَ ٱلۡجِنَّةِ وَٱلنَّاسِ6﴾

أي: الموسوس يكون من الإنس ويكون من الجن.

*******

J- Suuradda An-Naas iyo tafsiirkeeda:

  1. "Magaca Alle ayaan ku billaabayaa, Naxariistaha, Naxariista Badan".
  2. Dheh: Waxaan magan galay Rabbiga dadka.
  3. Boqorka dadka.
  4. Ilaaha dadka.
  5. Waxaan ka magan galey sharka waswaasiyaha (sheydaanka) soo noqnoqodka badan.
  6. Kaasoo waswaasiya laabaha dadka.
  7. (Shaydaankaa) oo jin iyo dadba leh. eh.

[Suuradda An-Naas: 1-6].

Tafsiirka:

Dheh - Nabiyow- waxaan isku tiirin Rabbiga dadka, oo magan geli.

Kaasoo ah boqorka dadka ee leh kana yeela siduu doono, ma jiro mid iska leh oo aan Isaga aheyn.

Alle ee ah midka Keliya ay xaqa ku caabudaan, ma jiro la caabude xaq ah oo aan Alle aheyn.

Sharka sheydaanka ku tuura waswaaska dadka.

Kaasoo ku tuura waswaas galiyana laabaha dadka.

Waswaasiyahaa oo dad iyo jinba leh.