Skip to content

Dhammeystir xadiiskan " Qofkii ku soo dara amarkayagan...." oo sheeg wax ka mid ah faa’idooyinkiisa?

الباب / الفصل
قسم الحديث

السؤال

س2: أكمل حديث «من أحدث في أمرنا هذا ...»، واذكر بعض فوائده.

S2: Dhammeystir xadiiskan " Qofkii ku soo dara amarkayagan...." oo sheeg wax ka mid ah faa’idooyinkiisa?

الجواب

ج:عن أم المؤمنين أم عبد الله عائشة رَضِيَ اللَّهُ عَنْهَا قالت: قال رسول الله ﷺ:

«من أحدث في أمرنا هذا ما ليس منه، فهو ردٌّ»

رواه البخاري ومسلم.

فوائد من الحديث:

  1. النهي عن الابتداع في الدين.
  2. وأن الأعمال المحدثة مردودة غير مقبولة.

Jawaab- Waxaa laga soo weriyay hooyadii Mu’miniinta Um Cabdullaah Caa’isha -Alle ha ka raalli noqdee inay tidhi: wuxuu yidhi Rasuulkii Alle -sallallaahu calayhi wasallam:

"Qofkii amarkayagan ku soo dara wax aan ka mid aheyn isagaa lagu celinayaa.”

Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim.

Faa’idooyinka laga qaadan xadiiskan:

  1. Iska reebidda bidcada (wax aan sax aheyn oo diinta lagu soo daro).
  2. Camallo kasta oo diinta lagu soo daro waa la celin oo la oggolaan maayo.