السؤال
س16: اقرأ سورة الفلق وفسرها.
S16: Akhri Suuradda Al-Falaq oo fasir.
الجواب
ج:سورة الفلق وتفسيرها:
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
﴿قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلۡفَلَقِ 1
مِن شَرِّ مَا خَلَقَ 2
وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ 3
وَمِن شَرِّ ٱلنَّفَّٰثَٰتِ فِي ٱلۡعُقَدِ 4
وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ 5﴾
[الفلق: 1-5].
التفسير:
- ﴿قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلۡفَلَقِ1﴾:
قل - يا أيها الرسول -: أعتصم بربّ الصبح، وأستجير به.
- ﴿مِن شَرِّ مَا خَلَقَ2﴾:
من شرّ ما يؤذي من المخلوقات.
- ﴿وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ3﴾:
وأعتصم بالله من الشرور التي تظهر في الليل من دواب ولصوص.
- ﴿وَمِن شَرِّ ٱلنَّفَّٰثَٰتِ فِي ٱلۡعُقَدِ4﴾:
وأعتصم به من شرّ السواحر اللائي يَنْفُثْن في العُقَد.
- ﴿وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ5﴾:
ومن شر حاسد مبغض للناس إذا حسدهم على ما وهبهم الله من نِعَم، يريد زوالها عنهم، وإيقاع الأذى بهم.
J: Suuradda Al-Falaq iyo tafsiirkeeda:
- "Magaca Alle ayaan ku billaabayaa, Naxariistaha, Naxariista Badan".
- Dheh: Waxaan ka magan galay Rabbiga oogga (dillaacsha, waa Alle'e),
- Waxaan ka magan galay sharka wuxuu abuuray;
- Iyo sharka habeenka mugdiga badan markuu mugdigiisa daboolo (samada iyo dhulka dhexdooda).
- Iyo sharka kuwa wax ku tufa guntimaha (saaxirooyinka iyo sixiroolayaasha).
- Iyo sharka xaasidka markuu wax xasdo.
[Suuradda Al-Falaq: 1-5].
Tafsiirka:
-Nabiyow- dheh waxaan u noqon xagiisa oo isku tiirin Rabbiga subaxa oo magan geli.
Ka magan geli sharka wixii dhib leh oo ka mid ah uumankiisa.
Waxaan qabsan oo ka magan geli Alle shararka soo baxa habeenkii ee nafley dhul ku socod ah iyo tuugo.
Waxaan kaloo ka magan geli sharka saaxirooyinka wax ku afuufa guntimaha.
Iyo sharka xaasidka neceb dadka hadduu ku xasdo waxa uu Alle siiyey oo Nicmooyin ah, isagoo jecel iney waayaan oo ka baabba'do oo dhib soo gaaro.