السؤال
س1: اقرأ الفاتحة وفسرها.
S1: Akhri Suuradda Faatixada oo fasir.
الجواب
ج:سورة الفاتحة وتفسيرها:
﴿بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ 1
ٱلۡحَمۡدُ لِلَّهِ رَبِّ ٱلۡعَٰلَمِينَ 2
ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ 3
مَٰلِكِ يَوۡمِ ٱلدِّينِ 4
إِيَّاكَ نَعۡبُدُ وَإِيَّاكَ نَسۡتَعِينُ 5
ٱهۡدِنَا ٱلصِّرَٰطَ ٱلۡمُسۡتَقِيمَ 6
صِرَٰطَ ٱلَّذِينَ أَنۡعَمۡتَ عَلَيۡهِمۡ غَيۡرِ ٱلۡمَغۡضُوبِ عَلَيۡهِمۡ وَلَا ٱلضَّآلِّينَ 7﴾
[الفاتحة: 1 - 7].
التفسير:
سُمِّيت سورة الفاتحة؛ لافتتاح كتاب الله بها.
- ﴿بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ1﴾
باسم الله أبدأ قراءة القرآن، مستعينًا به تَعَالَى متبركًا بذكر اسمه.
- ﴿الله﴾ أي:
المعبود بحق، ولا يسمى به غيره سُبْحَانَهُ.
- ﴿ٱلرَّحۡمَٰنُ﴾ أي:
ذو الرحمة الواسعة، التي وسعت رحمته كل شيء.
- ﴿ٱلرَّحِيمِ﴾ أي:
ذو الرحمة بالمؤمنين.
- ﴿ٱلۡحَمۡدُ لِلَّهِ رَبِّ ٱلۡعَٰلَمِينَ2﴾
أي: جميع أنواع المحامد والكمال لله وحده.
- ﴿ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ3﴾ أي:
ذو الرحمة الواسعة التي وسعت كل شيء، وذو الرحمة الواصلة للمؤمنين.
- ﴿مَٰلِكِ يَوۡمِ ٱلدِّينِ4﴾:
هو يوم القيامة.
- ﴿إِيَّاكَ نَعۡبُدُ وَإِيَّاكَ نَسۡتَعِينُ5﴾
أي: نعبدك وحدك ونستعين بك وحدك.
- ﴿ٱهۡدِنَا ٱلصِّرَٰطَ ٱلۡمُسۡتَقِيمَ6﴾:
وهو الهداية إلى الإسلام والسُّنَّة.
- ﴿صِرَٰطَ ٱلَّذِينَ أَنۡعَمۡتَ عَلَيۡهِمۡ غَيۡرِ ٱلۡمَغۡضُوبِ عَلَيۡهِمۡ وَلَا ٱلضَّآلِّينَ7﴾
أي: طريق عباد الله الصالحين من الأنبياء ومن تبعهم، غير طريق النصارى واليهود.
- ويسن أن يقول بعد قراءتها: "آمين" أي: استجب لنا.
J: Suuradda Al- Faatixah iyo tafsiirkeeda:
- "Magaca Alle ayaan ku billaabayaa, Naxariistaha, Naxariista Badan".
"Ammaan idilkeed iyo mahad waxaa leh Allaah, Rabbiga uunka".
- Naxariistaha Naxariista guud iyo ta gaar ahaaneedba Naxariista.
- Boqorka Maalinta abaal marinta (Qiyaamada) ee leh wax walba.
- Adigoo Keliya beynu (Alloow)ku caabudi, oo Adigoo Keliya beynu ku weydiisan kaalmo.
- Ee nagu hanuuni (oo nagu sug) Jidka Toosan.
- Jidka kuwaad u Nicmeysay, ee aadan u cadhoonin, ee aan lumin .
[Suuradda Al-Faatixah: 2].
Tafsiirka:
Waxaa loogu bixiyey Suuradda Al-Faatixah, waayo waxaa lagu billaabay Kitaabka Alle Suuraddani.
Magaca Alle ayaan ku billaabayaa akhrinta Qur'aanka, anigoo kaalmeysanaya Alle Weyne kor ahaaye oo barakaysan xusidda Magaciisa.
- "Allaah" Waa:
Kan lagu caabudo xaq, mana lagu magacaabo magacaa midaan Isaga aheyn.
- "Ar-Raxmaan" waa:
leh Naxariista Ballaaran, Naxariistaasoo gaadha oo deeqda wax iyo cid walba.
- "Ar-Raxiim" waa:
U Naxariis Badan mu'miniinta.
Waa ammaan iyo mahad oo dhan waxaa leh Alle oo keliya.
- "Ar-Raxmaani Raxiim": Waa:
Ee leh Naxariista Ballaadhan Naxariistaasoo deeqda wax walba, U Naxariista Badan mu'miniinta.
Waa Maalinta Qiyaamada.
Macnaha waa: Waxaan ku caabudi Adigoo Keliya oo ku kaalmeysan Adiga Keligaa.
Waa ku hanuunidda Islaamka iyo Sunnada.
Macnaha waa Nagu toosi jidka addoomaha Alle ee wanaagsan ay ka mid yihiin Anbiyada iyo kuwa raaca, oo aan aheyn jidka Nasaarada iyo Yuhuudda iyo cid kasta oo aan Alle rumeyn.
- Waxaa sunne ah inuu qofku yidhaahdo akhrinteeda kaddib: (Aamiin) macnaha: waa Allow naga aqbal.