السؤال
س2: اقرأ سورة الزلزلة وفسرها.
S2: Akhri Suuradda Az-Zalzalah oo fasir.
الجواب
ج:سورة الزلزلة وتفسيرها:
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
﴿إِذَا زُلۡزِلَتِ ٱلۡأَرۡضُ زِلۡزَالَهَا 1
وَأَخۡرَجَتِ ٱلۡأَرۡضُ أَثۡقَالَهَا 2
وَقَالَ ٱلۡإِنسَٰنُ مَا لَهَا 3
يَوۡمَئِذٖ تُحَدِّثُ أَخۡبَارَهَا 4
بِأَنَّ رَبَّكَ أَوۡحَىٰ لَهَا 5
يَوۡمَئِذٖ يَصۡدُرُ ٱلنَّاسُ أَشۡتَاتٗا لِّيُرَوۡاْ أَعۡمَٰلَهُمۡ 6
فَمَن يَعۡمَلۡ مِثۡقَالَ ذَرَّةٍ خَيۡرٗا يَرَهُۥ 7
وَمَن يَعۡمَلۡ مِثۡقَالَ ذَرَّةٖ شَرّٗا يَرَهُۥ 8﴾
[الزلزلة: 1-8].
التفسير:
- ﴿إِذَا زُلۡزِلَتِ ٱلۡأَرۡضُ زِلۡزَالَهَا1﴾:
إذا حُرِّكت الأرض التحريك الشديد الَّذي يحدث لها يوم القيامة.
- ﴿وَأَخۡرَجَتِ ٱلۡأَرۡضُ أَثۡقَالَهَا2﴾:
وأخرجت الأرض ما في بطنها من الموتى وغيرهم.
- ﴿وَقَالَ ٱلۡإِنسَٰنُ مَا لَهَا3﴾:
وقال الإنسان متحيِّرًا: ما شأن الأرض تتحرك وتضطرب؟!
- ﴿يَوۡمَئِذٖ تُحَدِّثُ أَخۡبَارَهَا4﴾:
في ذلك اليوم العظيم تخبر الأرض بما عمل عليها من خير وشرّ.
- ﴿بِأَنَّ رَبَّكَ أَوۡحَىٰ لَهَا5﴾:
لأن الله أعلمها وأمرها بذلك.
- ﴿يَوۡمَئِذٖ يَصۡدُرُ ٱلنَّاسُ أَشۡتَاتٗا لِّيُرَوۡاْ أَعۡمَٰلَهُمۡ6﴾:
في ذلك اليوم العظيم، الَّذي تتزلزل فيه الأرض، يخرج الناس من موقف الحساب فِرَقًا؛ ليشاهدوا أعمالهم التي عملوها في الدنيا.
- ﴿فَمَن يَعۡمَلۡ مِثۡقَالَ ذَرَّةٍ خَيۡرٗا يَرَهُۥ7﴾:
فمن يعمل وزن نملةٍ صغيرة من أعمال الخير والبرّ؛ يره أمامه.
- ﴿وَمَن يَعۡمَلۡ مِثۡقَالَ ذَرَّةٖ شَرّٗا يَرَهُۥ8﴾:
ومن يعمل وزنها من الأعمال الشرّيرة؛ يره أمامه.
J: Suuradda Az-Zalzalah iyo tafsiirkeeda:
- "Magaca Alle ayaan ku billaabayaa, Naxariistaha, Naxariista Badan".
- Marka dhulka la gilgilo gilgilashadeeda daran (Qiyaamada).
- Oo arladu soo saarto culeysyadeeda (wixii ku aasnaa),
- Aadmiguna yidhaahdo: Maxaa ku dhacay?
- Maalintaas waxay ka warrami wararkeeda.
- Inuu Rabbigaa u waxyooday darteed.
- Maalintaas dadku wuxuu u soo dareeri si kala firdhisan si loo tuso (jasaha) acmaashooda (camalkii ay shaqeysteen dunida dusheeda).
- Ee qofkii fala camal san oo le’eg saxar wuu arki.
- Qofkii fala camal xun oo le’eg saxar wuu arki.
[Suuradda Az-Zalzalah: 1-8].
Tafsiirka:
Marka la gilgilo dhulka gilgilid daran oo ku dhacaya Maalinta Qiyaamaha.
Oo ay soo saarto arlada (dhulku) waxa ku jira uurkeeda oo leh kuwo dhintey iyo wax ka duwan.
Oo yidhaahdo qofku isagoo yaabban: Maxaa ku dhacay dhulkii oo la dhaq dhaqaaqeysaa oo la gilgilan?!
Maalintaas weyn waxay arladu ka warrami waxa lagu sameeyey dusheeda oo kheyr iyo sharba leh.
Waayo Alle baa ogeysiiyey oo ku amray arrinkan.
Maalintaa weyn ay gariireyso dhulku waxay iman dadku goobta xisaabta iyagoo cabsi ka buuxdo oo ururro ah; si ay u arkaan acmaashoodii ay ku faleen adduunka.
Qofkii fala wax saxar le'eg ama quraanjo yar oo kheyr iyo samo ah wuxuu ka arki hortiisa.
Qofkiise falaa wax le'eg miizaan ahaan wax aad u yar oo falal xun ah wuxuu ka arki hortiisa.