Skip to content

السؤال

س15: اقرأ سورة الإخلاص وفسرها.

S15: Akhri Suuradda Al-Ikhlaas oo fasir.

الجواب

ج:سورة الإخلاص وتفسيرها:

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

﴿قُلۡ هُوَ ٱللَّهُ أَحَدٌ 1

ٱللَّهُ ٱلصَّمَدُ 2

لَمۡ يَلِدۡ وَلَمۡ يُولَدۡ 3

وَلَمۡ يَكُن لَّهُۥ كُفُوًا أَحَدُۢ 4﴾

[الإخلاص: 1-4].

التفسير:

  1. ﴿قُلۡ هُوَ ٱللَّهُ أَحَدٌ1﴾:

قل -يا أيها الرسول-: هو الله لا إله غيره.

  1. ﴿ٱللَّهُ ٱلصَّمَدُ2﴾:

أي: ترفع إليه حاجات الخلق.

  1. ﴿لَمۡ يَلِدۡ وَلَمۡ يُولَدۡ3﴾:

فلا ولد له سُبْحَانَهُ ولا والد.

  1. ﴿وَلَمۡ يَكُن لَّهُۥ كُفُوًا أَحَدُۢ4﴾:

ولم يكن له مماثل من خلقه.

J- Suuradda Al-Ikhlaas iyo tafsiirkeeda:

  1. "Magaca Alle ayaan ku billaabayaa, Naxariistaha, Naxariista Badan".
  2. Dheh: Allaah waa Mid Keliya (Axad ah aan wax shariig ah lahayn).
  3. Allaah waa Sayidka Deeqtoon (ma baahdaha loo wada baahan yahay).
  4. Ma dhalin (ma leh ilmo), lamana dhalin (ma leh waalid - aabbe iyo hooyo - iyo xaas midna).
  5. Ma jiro axad u dhigma (Alle oo la mid ah ama la barbar dhigo).

[Suuradda Al-Ikhlaas: 1-4].

Tafsiirka:

Dheh - Rasuul Allow - waa Allaah uusan jirin ilaah xaq ah oo aan Isaga aheyn, waa mid keliya.

Isagu waa Kan ay u sheegtaan baahidooda uunka oo dhan.

Ma leh ilmo Isagaa xumaan ka hufane mana laha waalid midna.

Mana jiro cid la mid ah ama u dhiganta oo uunkiisa ka mid ah.