Skip to content

السؤال

س١٠: اقرأ سورة الماعون وفسرها.

S10: Akhri Suuradda Al-Maacuun oo fasir.

الجواب

ج:سورة الماعون وتفسيرها:

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

﴿أَرَءَيۡتَ ٱلَّذِي يُكَذِّبُ بِٱلدِّينِ 1

فَذَٰلِكَ ٱلَّذِي يَدُعُّ ٱلۡيَتِيمَ 2

وَلَا يَحُضُّ عَلَىٰ طَعَامِ ٱلۡمِسۡكِينِ 3

فَوَيۡلٞ لِّلۡمُصَلِّينَ 4

ٱلَّذِينَ هُمۡ عَن صَلَاتِهِمۡ سَاهُونَ 5

ٱلَّذِينَ هُمۡ يُرَآءُونَ 6

وَيَمۡنَعُونَ ٱلۡمَاعُونَ 7﴾

[سورة الماعون: ١ - ٧].

التفسير:

  1. ﴿أَرَءَيۡتَ ٱلَّذِي يُكَذِّبُ بِٱلدِّينِ1﴾:

هل عرفت الذي يكذب بالجزاء يوم القيامة؟!

  1. ﴿فَذَٰلِكَ ٱلَّذِي يَدُعُّ ٱلۡيَتِيمَ2﴾:

فهو ذلك الذي يدفع اليتيم بغلظة عن حاجته.

  1. ﴿وَلَا يَحُضُّ عَلَىٰ طَعَامِ ٱلۡمِسۡكِينِ3﴾:

ولا يحثّ نفسه، ولا يحث غيره على إطعام الفقير.

  1. ﴿فَوَيۡلٞ لِّلۡمُصَلِّينَ4﴾:

فهلاك وعذاب للمصلِّين.

  1. ﴿ٱلَّذِينَ هُمۡ عَن صَلَاتِهِمۡ سَاهُونَ5﴾:

الذين هم عن صلاتهم لاهون، لا يبالون بها حتى ينقضي وقتها.

  1. ﴿ٱلَّذِينَ هُمۡ يُرَآءُونَ6﴾:

الذين هم يراؤون بصلاتهم وأعمالهم، لا يخلصون العمل لله.

  1. ﴿وَيَمۡنَعُونَ ٱلۡمَاعُونَ7﴾:

ويمنعون إعانة غيرهم بما لا ضرر في الإعانة به.

J- Suuradda Al-Maacuun iyo tafsiirkeeda:

  1. "Magaca Alle ayaan ku billaabayaa, Naxariistaha, Naxariista Badan".
  2. Ka warran kan beeniyey is abaal marinta (Aakhiro).
  3. Kaasi waa ka ula dhaqma agoonta si qallafsan.
  4. Oo aan ku dhiirri gelin (dadka) quudinta masaakiinta.
  5. Waxaa hoog leh kuwaa tukada (munaafiqiinta ah),
  6. Ee ka dhoohan salaaddooda (ka dib dhiga waqtiyadooda).
  7. Kuwaasoo u fala (samaha) si loo arko.
  8. Una diida (dadka) maacuunta (waxyaalaha yar yar ee laysugu kaalmeeyo, sako iyo sadaqo iyaga warkoodba daaye).

(Suuradda Al-Maacuun: 1-7).

Tafsiirka:

Ma garatay kan beeniya is abaal marinta Maalinta Qiyaamaha?!

Kaasi waa kan u riixa agoonta si daran oo aan xaqiisa siin.

Aan ku boorrin naftiisa, iyo qeyrkiba quudinta miskiinka.

Ba' iyo hoog iyo cadaab waxaa leh kuwa tukada ee munaafiqiinta ah.

Ee ah kuwa salaaddooda ka dhoohan, aan dan u gelin ilaa waqtigeeda baxo.

Kuwa salaaddooda istuska tahay iyo acmaashoodaba (waxay sameyn ee cibaado ah) oo aan u gaar iyo gooni yeelin camalkooda Alle Weyne kor ahaaye.

Oo diida inay ku kaalmeeyaan dadka waxaan dhib ku jirin in loogu kaalmeeyo.