السؤال
س١٢: اقرأ سورة الكافرون وفسرها.
S12: Akhri Suuradda Al-Kaafiruun oo fasir.
الجواب
ج:سورة الكافرون وتفسيرها:
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
﴿قُلۡ يَٰٓأَيُّهَا ٱلۡكَٰفِرُونَ 1
لَآ أَعۡبُدُ مَا تَعۡبُدُونَ 2
وَلَآ أَنتُمۡ عَٰبِدُونَ مَآ أَعۡبُدُ 3
وَلَآ أَنَا۠ عَابِدٞ مَّا عَبَدتُّمۡ 4
وَلَآ أَنتُمۡ عَٰبِدُونَ مَآ أَعۡبُدُ 5
لَكُمۡ دِينُكُمۡ وَلِيَ دِينِ 6﴾
[الكافرون: ١-٦].
التفسير:
- ﴿قُلۡ يَٰٓأَيُّهَا ٱلۡكَٰفِرُونَ1﴾:
قل - أيها الرسول -: يا أيها الكافرون بالله.
- ﴿لَآ أَعۡبُدُ مَا تَعۡبُدُونَ2﴾:
لا أعبد في الحال ولا في المستقبل ما تعبدون من الأصنام.
- ﴿وَلَآ أَنتُمۡ عَٰبِدُونَ مَآ أَعۡبُدُ3﴾:
ولا أنتم عابدون ما أعبده أنا، وهو الله وحده.
- ﴿وَلَآ أَنَا۠ عَابِدٞ مَّا عَبَدتُّمۡ4﴾:
ولا أنا عابد ما عبدتم من الأصنام.
- ﴿وَلَآ أَنتُمۡ عَٰبِدُونَ مَآ أَعۡبُدُ5﴾:
- ﴿لَكُمۡ دِينُكُمۡ وَلِيَ دِينِ6﴾:
لكم دينكم الذي ابتدعتموه لأنفسكم، ولي ديني الذي أنزله الله عليّ.
J- Suuradda Al-Kaafiruun iyo tafsiirkeeda:
- "Magaca Alle ayaan ku billaabayaa, Naxariistaha, Naxariista Badan".
- Dheh: Gaalooy.
- Anigu ma caabudayo waxaad caabudeysaan,
- Idinkuna ma caabuddaan Kaan Anigu caabudo (Allaah Keliya).
- Aniguna ma caabudayo waxaad idinku caabudeysaan (oo ilaahyo been ah).
- Waxaad leedihiin diintiinna iyo camalkiinna, aniguna waxaa leeyahay diinteyda iyo camalkeyga, oo bari ayaan idin ka ahay.
[Suuradda Al-Kaafiruun : 1-6].
Tafsiirka:
Dheh- Rasuul Alloow-kuwiinan Alle ka gaaloobayoow.
Ma caabudayo mana caabudi doono waqtiga soo socda waxaad caabuddaan oo sanamyo ah.
Mana ahidin kuwo caabuda midkaan anigu caabudayo oo ah Alle Keligii.
Ma caabudayo anigu waxaad caabuddaan oo sanamyo ah.
Waxaad leedihiin diintiinna aad been abuurateen iyo hab dhaqankiinna gurracan, aniguna waxaan leeyahay diinteyda uu Alle igu soo dejiyey.