Skip to content

السؤال

س١١: اقرأ سورة الكوثر وفسرها.

S11: Akhri Suuradda Al-Kowthar oo fasir.

الجواب

ج:سورة الكوثر وتفسيرها:

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

﴿إِنَّآ أَعۡطَيۡنَٰكَ ٱلۡكَوۡثَرَ 1

فَصَلِّ لِرَبِّكَ وَٱنۡحَرۡ 2

إِنَّ شَانِئَكَ هُوَ ٱلۡأَبۡتَرُ 3﴾

[الكوثر: ١-٣].

التفسير:

  1. ﴿إِنَّآ أَعۡطَيۡنَٰكَ ٱلۡكَوۡثَرَ1﴾:

إنا آتيناك - أيها الرسول - الخير الكثير، ومنه نهر الكوثر في الجنة.

  1. ﴿فَصَلِّ لِرَبِّكَ وَٱنۡحَرۡ2﴾:

فأدّ شكر الله على هذه النعمة، أن تصلي له وحده وتذبح، خلافًا لما يفعله المشركون من التقرّب لأوثانهم بالذبح.

  1. ﴿إِنَّ شَانِئَكَ هُوَ ٱلۡأَبۡتَرُ3﴾:

إن مُبْغِضك هو المنقطع عن كل خير المَنسِي الذي إن ذُكِر ذُكِر بسوء.

J- Suuradda Al-Kowthar iyo tafsiirkeeda:

  1. "Magaca Alle ayaan ku billaabayaa, Naxariistaha, Naxariista Badan".
  2. Waxaannu ku siinnay (Nabi yahaw) Al-Kawthar (webi Jannada ku yaal iyo khayr tiro badan).
  3. Ee u tuko Rabbigaa Dartiis, oo u gowrac xoolo (adigoo Isaga Keliya Magaciisa ku xusi, uguna dhowaan.
  4. Hubaal nacabkaagu waa kan cidhib go’i.

[Suuradda Al-Kowsar: 1-3].

Tafsiirka:

Waxaan ku siinnay Rasuul Allow kheyr tiro badan, uu ka mid yahay webiga Kowsar ee Jannada dhex mara.

Ee uga mahdi Alle nicmaddan inaad u tukato darti keliya oo wax u gowracdo keligi, si khilaafsan waxay mushrikiinta falaan oo ah inay ugu dhowaadaan gowracooda sanamadooda.

Nacabkaaga waa kan uu ka go'i khayr oo dhan ee la hilmaami haddii la xusona lagu xusi xumaan.