السؤال
س٩: اقرأ سورة قريش وفسرها.
S9: Akhri Suuradda Qureysh oo fasir.
الجواب
ج:سورة قريش وتفسيرها:
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
﴿لِإِيلَٰفِ قُرَيۡشٍ 1
إِۦلَٰفِهِمۡ رِحۡلَةَ ٱلشِّتَآءِ وَٱلصَّيۡفِ 2
فَلۡيَعۡبُدُواْ رَبَّ هَٰذَا ٱلۡبَيۡتِ 3
ٱلَّذِيٓ أَطۡعَمَهُم مِّن جُوعٖ وَءَامَنَهُم مِّنۡ خَوۡفِۭ 4﴾
[قريش: ١-٤].
التفسير:
- ﴿لِإِيلَٰفِ قُرَيۡشٍ1﴾:
المراد بذلك ما كانوا يألفونه من الرحلة في الشتاء والصيف.
- ﴿إِۦلَٰفِهِمۡ رِحۡلَةَ ٱلشِّتَآءِ وَٱلصَّيۡفِ2﴾:
رحلةَ الشتاء إلى اليمن، ورحلة الصيف إلى الشام آمنين.
- ﴿فَلۡيَعۡبُدُواْ رَبَّ هَٰذَا ٱلۡبَيۡتِ3﴾:
فليعبدوا الله ربّ هذا البيت الحرام وحده، الذي يسَّر لهم هذه الرحلة، ولا يشركوا به أحدًا.
- ﴿ٱلَّذِيٓ أَطۡعَمَهُم مِّن جُوعٖ وَءَامَنَهُم مِّنۡ خَوۡفِۭ4﴾:
الذي أطعمهم من جوع، وآمنهم من خوف، بما وضع في قلوب العرب من تعظيم الحرم، وتعظيم سكانه.
J: Suuradda Quraysh iyo fasirkeeda:
- "Magaca Alle ayaan ku billaabayaa, Naxariistaha, Naxariista Badan".
- Caadeysigii Quraysheed.
- Ay ka caado yeesheen safarka jiilaalka iyo xagaaga (si nabad ah ganacsiga).
- Ee ha caabudeen (Alle Keliya) Rabbiga Baytkan (Kacbada Makkah ku taal).
- Kaa soo ka quudiyey gaajo, kana aamin yeelay cabsi.
[Suuradda Quraysh: 1-4].
Tafsiirka:
Waxaa loola jeedaa caadeysigoodii safarkii ganacsiga ay u aadi jireen waqtiga jiilaalka iyo xagaayada.
Safarkoodii jiilaalka ay u aadi jireen Yaman iyo safarkoodii xagaaga dhanka Shaam iyagoon waxba ka cabsaneyn oo aamin iyo nabad ah.
Ee ha caabudeen Allaah Rabbiga Beytka Xaramka ee Kacbada ee u fududeeyey safarkan, oo yeyna cidna la wadaajin cibaadada.
Ee ah Kan ka quudiyey gaajo oo ka nabad geliyey cabsi. Isagoo galiyey quluubta Carabta weyneynta Xaramka, iyo weyneyn dadka ag deggan Xaramka.