Skip to content

السؤال

س٨: اقرأ سورة الفيل وفسرها.

S8: Akhri Suuradda Al-Fiil oo fasir.

الجواب

ج:سورة الفيل وتفسيرها:

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

﴿أَلَمۡ تَرَ كَيۡفَ فَعَلَ رَبُّكَ بِأَصۡحَٰبِ ٱلۡفِيلِ 1

أَلَمۡ يَجۡعَلۡ كَيۡدَهُمۡ فِي تَضۡلِيلٖ 2

وَأَرۡسَلَ عَلَيۡهِمۡ طَيۡرًا أَبَابِيلَ 3

تَرۡمِيهِم بِحِجَارَةٖ مِّن سِجِّيلٖ 4

فَجَعَلَهُمۡ كَعَصۡفٖ مَّأۡكُولِۭ 5﴾

[الفيل: ١-٥].

التفسير:

  1. ﴿أَلَمۡ تَرَ كَيۡفَ فَعَلَ رَبُّكَ بِأَصۡحَٰبِ ٱلۡفِيلِ1﴾:

ألم تعلم - أيها الرسول - كيف فعل ربك بأبْرَهَة وأصحابه أصحاب الفيل حين أرادوا هدم الكعبة؟!

  1. ﴿أَلَمۡ يَجۡعَلۡ كَيۡدَهُمۡ فِي تَضۡلِيلٖ2﴾:

لقد جعل الله تدبيرهم السيئ لهدمها في ضياع، فما نالوا ما تمنّوه من صرف الناس عن الكعبة، وما نالوا منها شيئًا.

  1. ﴿وَأَرۡسَلَ عَلَيۡهِمۡ طَيۡرًا أَبَابِيلَ3﴾:

وبَعَث عليهم طيرًا أتتهم جماعاتٍ جماعاتٍ.

  1. ﴿تَرۡمِيهِم بِحِجَارَةٖ مِّن سِجِّيلٖ4﴾:

ترميهم بحجارة من طين مُتَحَجِّر.

  1. ﴿فَجَعَلَهُمۡ كَعَصۡفٖ مَّأۡكُولِۭ5﴾:

فجعلهم الله كورق زرعٍ أكلته الدوابّ وداسته.

J. Suuradda Al-Fiil iyo tafsiirkeeda:

  1. "Magaca Alle ayaan ku billaabayaa, Naxariistaha, Naxariista Badan".
  2. Mawaadan ogaan sida Rabbigaa u galay qoladii maroodiga wadatey?
  3. Sow kama uu dhigin dhagartoodii wax dhumay (ku dhammaaday jab iyo jah wareer),

3.Oo u soo dirin kuna sallidin shimbiro guutoooyin ah,

  1. Kuwaasoo ku soo ganaya (tuureysa) dhagaxyo dhoobo naareed ah,
  2. Oo ka yeelay sidii bal la daaqay?

[Suuradda Al-Fiil: 1-5].

Tafsiirka:

Rasuul Allow - miyaanad ogeyn sida Rabbigaa u galay Abraha iyo asxaabtiisii kuwii watey maroodiga markay dooneen inay dumiyaan Kacbada?!

Wuxuu ka yeelay Alle qorshahoodii xumaa ee ahaa iney dumiyaan Kacbada mid ku dhammaaday guul darro, ma ayan helin waxay doonayeen ee ahaa inay dadka ka jeediyaan Kacbada, waxbana kama helin faa'iido waxay u socdeen.

Wuxuu ku diray shimbiro ugu yimid kooxo kooxo.

Shimbirahaasi oo ku tuuraya dhagax ka samaysan dhoobo dhagaxawday oo dab oo kale ah aad u kulul.

Markaasuu wuxuu Alle ka yeelay sida bal la daaqay (cows xoolo cuneen oo ku dul socdeen).