السؤال
س٧: اقرأ سورة الهمزة وفسرها.
S7: Akhri Suuradda Al-Humazah oo fasir.
الجواب
ج:سورة الهمزة وتفسيرها:
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
﴿وَيۡلٞ لِّكُلِّ هُمَزَةٖ لُّمَزَةٍ 1
ٱلَّذِي جَمَعَ مَالٗا وَعَدَّدَهُۥ 2
يَحۡسَبُ أَنَّ مَالَهُۥٓ أَخۡلَدَهُۥ 3
كَلَّاۖ لَيُنۢبَذَنَّ فِي ٱلۡحُطَمَةِ 4
وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا ٱلۡحُطَمَةُ 5
نَارُ ٱللَّهِ ٱلۡمُوقَدَةُ 6
ٱلَّتِي تَطَّلِعُ عَلَى ٱلۡأَفۡـِٔدَةِ 7
إِنَّهَا عَلَيۡهِم مُّؤۡصَدَةٞ 8
فِي عَمَدٖ مُّمَدَّدَةِۭ 9﴾
[الهمزة: ١-٩].
التفسير:
- ﴿وَيۡلٞ لِّكُلِّ هُمَزَةٖ لُّمَزَةٍ1﴾:
وبال وشدة عذاب لكثير الاغتياب للناس، والطعن فيهم.
- ﴿ٱلَّذِي جَمَعَ مَالٗا وَعَدَّدَهُۥ2﴾:
الذي همّه جمع المال وإحصاؤه، لا همَّ له غير ذلك.
- ﴿يَحۡسَبُ أَنَّ مَالَهُۥٓ أَخۡلَدَهُۥ3﴾:
يظن أن ماله الذي جمعه سينجيه من الموت، فيبقى خالدًا في الحياة الدنيا.
- ﴿كَلَّاۖ لَيُنۢبَذَنَّ فِي ٱلۡحُطَمَةِ4﴾:
ليس الأمر كما تصوّر هذا الجاهل، ليطرحنّ في نار جهنم التي تدق وتكسر كل ما طُرِح فيها لشدة بأسها.
- ﴿وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا ٱلۡحُطَمَةُ5﴾:
وما أعلمك - أيها الرسول - ما هذه النار التي تحطم كل ما طُرِح فيها؟!
- ﴿نَارُ ٱللَّهِ ٱلۡمُوقَدَةُ6﴾:
إنها نار الله المستعرة.
- ﴿ٱلَّتِي تَطَّلِعُ عَلَى ٱلۡأَفۡـِٔدَةِ7﴾:
التي تنفذ من أجسام الناس إلى قلوبهم.
- ﴿إِنَّهَا عَلَيۡهِم مُّؤۡصَدَةٞ8﴾:
إنها على المُعَذَّبين فيها مغلقة.
- ﴿فِي عَمَدٖ مُّمَدَّدَةِۭ9﴾:
بعَمَد ممتدة طويلة حتى لا يخرجوا منها.
J: Suuradda Al-Humazah iyo tafsiirkeeda:
- "Magaca Alle ayaan ku billaabayaa, Naxariistaha, Naxariista Badan".
- Hoog waxaa leh dure kasta (xumaan ku tilmaame dadka), oo wax xanta.
- Kaasoo maal ururiya oo tiriya oo u heysta sahay ahaan (aanse ka bixin xaqa lagu leeyahay: sakada, iwm);
- Wuxuu moodaa in maalkiisu waarin.
- Mayee, waxaa lagu tuuri burburisada.
- Maxaa ku ogeysiiyey waxay burburisadu tahay?
- Waa Naarta Alle ee holcaysa.
- Ee kor ugu baxda quluubta dushooda (iyadoo gubeysa),
- Waxaa lagaga xidhi dusha (gaalada).
- Tiirar la taagay dhexdood.
[Suuradda Al-Humasa: 1-9].
Tafsiirka:
Ba' iyo hoog iyo cadaab daran wuxuu u sugnaaday qofka dadka xanta oo dura.
Kaasoo hammigiisu yahay maal urursi iyo tirinti, aan hammi kale laheyn.
Wuxuu moodaa in maalkiisu uu kulmiyey ka badbaadin geerida oo ku waari nolosha adduunka.
Arrinku ma aha sida uu moodayo jaahilkan, waxaa lagu tuuri Naarta Jahannama ee garaacda oo jajabisa wixii lagu tuuro baaskeeda daran awgi.
Maxaa ku ogeysiiyey Rasuul Allow maxay tahay Naartan burburin wax kastoo lagu tuuro?!
Waa Naarta Alle ee holcaysa.
Ee ku fidda jidhadhka dadka oo gaadha quluubtooda.
Waa mid kuwa lagu cadaabi looga xidhi dusha.
Tiirar fidsan oo dhaa-dheer si aanay uga bixin (kamaba bixi karaane).