السؤال
س6: اقرأ سورة العصر وفسرها.
S6: Akhri Suuradda Al-Casar oo fasir.
الجواب
ج:سورة العصر وتفسيرها:
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
﴿وَٱلۡعَصۡرِ 1
إِنَّ ٱلۡإِنسَٰنَ لَفِي خُسۡرٍ 2
إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّٰلِحَٰتِ وَتَوَاصَوۡاْ بِٱلۡحَقِّ وَتَوَاصَوۡاْ بِٱلصَّبۡرِ 3﴾
[العصر: 1-3].
التفسير:
- ﴿وَٱلۡعَصۡرِ1﴾:
أقسم سُبْحَانَهُ بالزمان.
- ﴿إِنَّ ٱلۡإِنسَٰنَ لَفِي خُسۡرٍ2﴾:
أي: كل الإنسان في نقصان وهلاك.
- ﴿إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّٰلِحَٰتِ وَتَوَاصَوۡاْ بِٱلۡحَقِّ وَتَوَاصَوۡاْ بِٱلصَّبۡرِ3﴾:
إلا من آمن وعمل صالحًا، ومع ذلك دعوا إلى الحق وصبروا عليه، فهؤلاء هم الناجون من الخسارة.
J- Suuradda Al-Casar iyo tafsiirkeeda:
- "Magaca Alle ayaan ku billaabayaa, Naxariistaha, Naxariista Badan".
- Waxaan ku dhaartay waqtiga.
- Aadmigu wuxuu ku sugan yahay khasaare dhab ah.
Kuwa (Xaqa) rumeeyey mooyee oo samaha fala, oo isu dar-daarma Xaqa (iyo caddaalad falka), isuna dar-daarma samirka (iyo sugnaanta).
[Suuradda Al-Casar: 1-3].
Tafsiirka:
wuxuu Alle ku dhaartay waqtiga.
- Aadmiga oo dhan waxay ku sugan yihin hoog iyo halaag.
Ilaa midka xaqa rumeeyey oo sama fala oo ugu yeedha dadka xaqa oo ku samra, kuwaa weeyaan kuwa ka badbaadi khasaarada.