Skip to content

السؤال

س٤: اقرأ سورة القارعة وفسرها.

S4: Akhri Suuradda Al-Qaaricah oo fasir.

الجواب

ج:سورة القارعة وتفسيرها:

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

﴿ٱلۡقَارِعَةُ 1

مَا ٱلۡقَارِعَةُ 2

وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا ٱلۡقَارِعَةُ 3

يَوۡمَ يَكُونُ ٱلنَّاسُ كَٱلۡفَرَاشِ ٱلۡمَبۡثُوثِ 4

وَتَكُونُ ٱلۡجِبَالُ كَٱلۡعِهۡنِ ٱلۡمَنفُوشِ 5

فَأَمَّا مَن ثَقُلَتۡ مَوَٰزِينُهُۥ 6

فَهُوَ فِي عِيشَةٖ رَّاضِيَةٖ 7

وَأَمَّا مَنۡ خَفَّتۡ مَوَٰزِينُهُۥ 8

فَأُمُّهُۥ هَاوِيَةٞ 9

وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا هِيَهۡ 10

نَارٌ حَامِيَةُۢ 11﴾

[القارعة: ١-١١].

التفسير:

  1. ﴿ٱلۡقَارِعَةُ1﴾:

الساعة التي تقرع قلوب الناس لعظم هولها.

  1. ﴿مَا ٱلۡقَارِعَةُ2﴾:

ما هذه الساعة التي تقرع قلوب الناس لعظم هولها؟!

  1. ﴿وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا ٱلۡقَارِعَةُ3﴾:

وما أعلمك -أيها الرسول- ما هذه الساعة التي تقرع قلوب الناس لعظم هولها؟! إنها يوم القيامة.

  1. ﴿يَوۡمَ يَكُونُ ٱلنَّاسُ كَٱلۡفَرَاشِ ٱلۡمَبۡثُوثِ4﴾:

يوم تقرع قلوب الناس، يكونون كالفراش المُنْتَشِر المتناثر هنا وهناك.

  1. ﴿وَتَكُونُ ٱلۡجِبَالُ كَٱلۡعِهۡنِ ٱلۡمَنفُوشِ5﴾:

وتكون الجبال مثل الصوف المَندُوف في خفة سيرها وحركتها.

  1. ﴿فَأَمَّا مَن ثَقُلَتۡ مَوَٰزِينُهُۥ6﴾:

فأما من رجحت أعماله الصالحة على أعماله السيئة.

  1. ﴿فَهُوَ فِي عِيشَةٖ رَّاضِيَةٖ7﴾:

فهو في عيشة مرضية ينالها في الجنة.

  1. ﴿وَأَمَّا مَنۡ خَفَّتۡ مَوَٰزِينُهُۥ8﴾:

وأما من رجحت أعماله السيئة على أعماله الصالحة.

  1. ﴿فَأُمُّهُۥ هَاوِيَةٞ9﴾:

فمسكنه ومستقرّه يوم القيامة هو جهنم.

  1. ﴿وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا هِيَهۡ 10﴾:

وما أعلمك - أيها الرسول - ما هي؟!

  1. ﴿نَارٌ حَامِيَةُۢ11﴾:

هي نار شديدة الحرارة.

J: Suuradda Al-Qaaricah iyo tafsiirkeeda:

  1. "Magaca Alle ayaan ku billaabayaa, Naxariistaha, Naxariista Badan".
  2. Garaacdada (qalbiyada waa Qiyaamada).
  3. Maxay tahay qaarica?.
  4. Maxaa ku ogeysiiyey waxay tahay qaarica?
  5. Waa Maalintay dadku noqon sida balan baalis kala firidhay.
  6. Oo buuruhu noqon sida cudbi la filqay.
  7. Qofka miisaankiisu (camallada wanaagsan) uu cuslaado.
  8. Wuxuu ku noolaan nolol barwaaqo iyo farxad leh oo raalli lagu yahay (Janno).
  9. Qofkase uu miisaankiisu (camallada wanaagsan) fududaado (yaraado).
  10. Hoygiisu waa Haawiya.
  11. Maxaa ku ogeysiiyeyna waxay tahay haawiya?
  12. (Waa) Naar kulul oo holcaysa.

[Suuradda Al-Qaaricah: 1-11].

Tafsiirka:

Saacdda garaacaysa quluubta dadka darraanta/waynida dhibaatadeeda darteed.

Waa maxay Saacadda Qiyaame ee garaaceysa quluubta dadka weynaanta shiddadeeda (dhibteeda) darteed.?

Oo maxaa ku ogeysiiyey Rasuul Alloow maxay tahay Saacaddan Qiyaame ee garaaceysa quluubta dadka weynaanta shiddadeeda?! Waa Maalinta Qiyaamaha.

Maalintay garaacdo quluubtu dadka waxay noqon sida balan baalis kala firidhay halkan iyo halkaas.

Buuruhuna ay noqon sida cudbi la dhilay/filqay oo fududaan socodkooda iyo xarakadooda.

Qofkii uu ka miisaan cuslaado camalkiisa wanaagsani kiisa xun.

Kaasi isagu wuxuu ku noolaan nolol uu ka raalli yahay oo ku helayo Jannada.

Qofkiise uu ka cuslaado camal kiisa xuni kiisa wanaagsan.

Hoygiisu iyo rugtiisa Maalinta Qiyaamaha waa Jahannama.

Maxaa ku ogeysiiyey Rasuul Allow waxay tahay?!

Waa naar kulayl badan.