Skip to content

السؤال

س٥: اقرأ سورة التكاثر وفسرها.

S5: Akhri Suuradda At-Takaathur oo fasir.

الجواب

ج:سورة التكاثر وتفسيرها:

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

﴿أَلۡهَىٰكُمُ ٱلتَّكَاثُرُ 1

حَتَّىٰ زُرۡتُمُ ٱلۡمَقَابِرَ 2

كَلَّا سَوۡفَ تَعۡلَمُونَ 3

ثُمَّ كَلَّا سَوۡفَ تَعۡلَمُونَ 4

كَلَّا لَوۡ تَعۡلَمُونَ عِلۡمَ ٱلۡيَقِينِ 5

لَتَرَوُنَّ ٱلۡجَحِيمَ 6

ثُمَّ لَتَرَوُنَّهَا عَيۡنَ ٱلۡيَقِينِ 7

ثُمَّ لَتُسۡـَٔلُنَّ يَوۡمَئِذٍ عَنِ ٱلنَّعِيمِ 8﴾

[سورة التكاثر: ١ - ٨].

التفسير:

  1. ﴿أَلۡهَىٰكُمُ ٱلتَّكَاثُرُ1﴾:

شغلكم - أيها الناس - التفاخر بالأموال والأولاد عن طاعة الله.

  1. ﴿حَتَّىٰ زُرۡتُمُ ٱلۡمَقَابِرَ2﴾:

حتى متُّم ودخلتم قبوركم.

  1. ﴿كَلَّا سَوۡفَ تَعۡلَمُونَ3﴾:

ما كان لكم أن يشغلكم التفاخر بها عن طاعة الله، سوف تعلمون عاقبة ذلك الانشغال.

  1. ﴿ثُمَّ كَلَّا سَوۡفَ تَعۡلَمُونَ4﴾:

ثم سوف تعلمون عاقبته.

  1. ﴿كَلَّا لَوۡ تَعۡلَمُونَ عِلۡمَ ٱلۡيَقِينِ5﴾:

حقًّا لو أنكم تعلمون يقينًا أنكم مبعوثون إلى الله، وأنه سيجازيكم على أعمالكم، لما انشغلتم بالتفاخر بالأموال والأولاد.

  1. ﴿لَتَرَوُنَّ ٱلۡجَحِيمَ6﴾:

والله لتشاهدنَّ النار يوم القيامة.

  1. ﴿ثُمَّ لَتَرَوُنَّهَا عَيۡنَ ٱلۡيَقِينِ7﴾:

ثم لتشاهدنَّها مشاهدة يقين لا شك فيه.

  1. ﴿ثُمَّ لَتُسۡـَٔلُنَّ يَوۡمَئِذٍ عَنِ ٱلنَّعِيمِ﴾:

ثم ليسألنّكم الله في ذلك اليوم عما أنعم به عليكم من الصحة والغنى وغيرهما.

J: Suuradda At-Takaathur iyo tafsiirkeeda:

  1. "Magaca Alle ayaan ku billaabayaa, Naxariistaha, Naxariista Badan".
  2. Waxaa idin shuqliya/mashquuliyey (dadow) wax badso (iyo isu faanid).
  3. Ilaa aad siyaarataan qubuuraha (macnaha dhimataan oo la idinku aaso).
  4. Mayee, waad ogaan doontaan.
  5. Misna, mayee, Waad ogaan doontaan.
  6. Mayee, haddaad ogaan lahaydeen ogaansho dhab ah.
  7. Waxaad hubaal arki Naarta ololka badan ee Jaxiima.
  8. Markaas waxaad u arki doontaan si yaqiin ah (aragti run ah oy idiin muuqato).

Waxaa Maalintaa la idin weydiin Nicmooyinkii (Alle idinku galladeystay8).

(Suuradda At-Takaathur: 1-8).

Tafsiirka:

Waxaa idin shuqliyey (howlay, ku howshan tihiin) -dadow - isugu faanid iyo ku tartan maal badsi iyo awlaad halkii cibaadada Alle.

ilaa aad dhimataan oo aad gashaan qabuurihiina.

Ma aheyn inaad ku mashquushaan isu faan iyo kala badsi maal iyo awlaad oo ay idinka shuqliyaan cibaadada Alle, waadna ogaan doontaan cidhibta arrinkaasi.

Oo waad ogaan doontaan cidhib dambeedka arrinkan.

Xaqiiq, haddaad ogaan laheyden si yaqiin ah in Alle qubuuraha idin ka soo saari, iyo inuu idinka abaal marin acmaashiinna iskuma shuqliseen isugu faanka maalka iyo awlaadda.

Wallee waad arkeysaan Naarta Maalinta Qiyaamaha.

Oo waad arkeysaan arkid muuqata oo aan shaki ku jirin.

Markaas wuxuu Alle idin weydiin Maalintaa waxa uu idinku galladeystay oo leh caafimaad iyo deeq iyo wixii ka duwan.