Dhammeystir xadiiskan: "Ogaada, jirka waxaa ku jira waslad..." sheegna wax ka mid ah faa’idooyinkiisa?
- الباب / الفصل
- قسم الحديث
السؤال
س10: أكمل حديث «ألا إن في الجسد مضغة...»، واذكر بعض فوائده.
S10: Dhammeystir xadiiskan: "Ogaada, jirka waxaa ku jira waslad..." sheegna wax ka mid ah faa’idooyinkiisa?
الجواب
ج:عن النعمان بن بشير رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُما قال: سمعت رسول الله صلى الله عليه وسلم يقول:
«ألا وإن في الجسد مضغة إذا صلحت صلح الجسد كله، وإذا فسدت فسد الجسد كله، ألا وهي القلب»
رواه البخاري ومسلم.
بعض فوائد الحديث:
- صلاح القلب فيه صلاح الظاهر والباطن.
- الاهتمام بصلاح القلب لأن به صلاح الإنسان.
Jawaab: Waxaa laga soo weriyay An-Nucmaan ibn Bashiir-Allaha ka raalli noqdee- inuu yidhi: Waxaan maqley Rasuulka Alle Sallallaahu calayhi wasallam. oo leh:
"Ogaada, jirka waxaa ku jirta waslad hadday hagaagto jirkoo dhan baa hagaaga, hadday xumaatana jirkoo dhan baa xumaada. Ogaada taasi waa qalbigee.”
Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim.
Faa’idooyinka laga qaadanayo xadiiskan:
- Suubbanaanta qalbiga iyo wanaagsanaantiisa waxaa ku sugan suubbanaanta iyo wanaagga dusha (daahirka) iyo gudaha (uurka).
- In lagu dadaalo daryeelka qalbiga waayo waxaa ku xiran wanaagga qofka.