Skip to content

Dhammeystir xadiiskan: " Laa xawla walaa quwwata illaa billaahi...." sheegna wax ka mida faa’idooyinkiisa.-

الباب / الفصل
قسم الحديث

السؤال

س9: أكمل حديث «لا حول ولا قوة إلا بالله ...»، واذكر بعض فوائده.

S9: Dhammeystir xadiiskan: " Laa xawla walaa quwwata illaa billaahi...." sheegna wax ka mida faa’idooyinkiisa.-

الجواب

ج:عن أبي موسى رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ، قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:

«لا حول ولا قوة إلا بالله كنز من كنوز الجنة»

رواه البخاري ومسلم.

من فوائد الحديث:

  1. فضل هذه الكلمة، وأنها كنز من كنوز الجنة.
  2. تبرُّؤُ العبد من حوله وقوته، واعتماده على الله تَعَالَى وحده.

Jawaab: Abuu Muusaa -Allaha ka raalli noqdee- wuxuu yidhi, Rasuulka Alle-Sallallaahu calayhi wasallam- wuxuu yidhi:

"Laa xawla walaa quwata illaa billaah waa kayd ka mid ah kaydadka Jannada".

Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim.

Faa’idooyinka laga qaadanayo xadiiskan:

  1. Fadliga ay leedahay weedhani iyo inay tahay kayd ka mid ah keydadka Jannada.
  2. Iska barii yeelidda addoonka xeeladda iyo xooggiisa, iyo ku tiirsanaamtiisa Alle oo keliya.