Skip to content

Dhammeystir xadiiskan: " Mu'minku ma aha wax xun sheeg, lacnid badan .." sheegna wax ka mid faa’idooyinkiisa?

الباب / الفصل
قسم الحديث

السؤال

س12: أكمل حديث «ليس المؤمن بالطعان، ولا اللعان ...»، وبعض فوائده.

S12: Dhammeystir xadiiskan: " Mu'minku ma aha wax xun sheeg, lacnid badan .." sheegna wax ka mid faa’idooyinkiisa?

الجواب

ج:عن عبد الله بن مسعود رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:

«ليس المؤمن بالطعان، ولا اللعان، ولا الفاحش، ولا البذيء»

رواه الترمذي.

من فوائد الحديث:

  • النهي عن كل كلام باطل وقبيح.
  • أن ذلك صفة المؤمن في لسانه.

Jawaab: Cabdullaahi bin Mascuud Allaha ka raalli noqdee. wuxuu yidhi: Rasuulka Alle sallallaahu calayhi wasallam wuxuu yidhi:"

"Mu'minku ma aha mid durid badan, nacdal badan (habaar badan, xishood daran,af xumo badan."

Waxaa soo weriyey At-Tirmidi.

Faa’idooyinka laga qaadanayo xadiiskan:

  • iska reebidda hadal kastoo been ah iyo hadal kastoo xun.

-Taasi waa tilmaanta Mu'minka xagga carrabkiisa.