Skip to content

السؤال

س١٣: اقرأ سورة النصر وفسرها.

S13: Akhri Suuradda An-Nasar oo fasir.

الجواب

ج:سورة النصر وتفسيرها:

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

﴿إِذَا جَآءَ نَصۡرُ ٱللَّهِ وَٱلۡفَتۡحُ 1

وَرَأَيۡتَ ٱلنَّاسَ يَدۡخُلُونَ فِي دِينِ ٱللَّهِ أَفۡوَاجٗا 2

فَسَبِّحۡ بِحَمۡدِ رَبِّكَ وَٱسۡتَغۡفِرۡهُۚ إِنَّهُۥ كَانَ تَوَّابَۢا 3﴾

[النصر: ١-٣].

التفسير:

  1. ﴿إِذَا جَآءَ نَصۡرُ ٱللَّهِ وَٱلۡفَتۡحُ1﴾:

إذا جاء نصر الله لدينك - أيها الرسول - وإعزازه له، وحدث فتح مكة.

  1. ﴿وَرَأَيۡتَ ٱلنَّاسَ يَدۡخُلُونَ فِي دِينِ ٱللَّهِ أَفۡوَاجٗا2﴾:

ورأيت الناس يدخلون في الإسلام وفدًا بعد وفدٍ.

  1. ﴿فَسَبِّحۡ بِحَمۡدِ رَبِّكَ وَٱسۡتَغۡفِرۡهُۚ إِنَّهُۥ كَانَ تَوَّابَۢا3﴾:

فاعلم أن ذلك علامة على قرب انتهاء المهمة التي بُعِثْتَ بها، وعلى قرب انتهاء أجلك ولقائك بربك، فسبِّح بحمد ربك، شكرًا له على نعمة النصر والفتح، واطلب منه المغفرة، إنه كان توابًا يقبل توبة عباده، ويغفر لهم.

J- Suuradda An-Nasar iyo tafsiirkeeda:

  1. "Magaca Alle ayaan ku billaabayaa, Naxariistaha, Naxariista Badan".
  2. Markuu yimaado Gargaarka Alle iyo guusha (Furashada Makkah).
  3. Oo aad aragto dadka oo u soo galaya diinta Alle (Islaamka) rac-rac (kooxo),
  4. Markaas ku tasbiixso Ammaanaha Rabbigaa, weydiisona Denbi Dhaaf. Hubaal Alle waa Toobad aqbal Badane.

[Suuradda An-Nasri: 1- 3].

Tafsiirka:

Hadduu yimaado u gargaarka Alle ee diintaada - Rasuul Alloow oo dhacdo Furashada Makkah.

Oo aad aragto dadka oo soo galaya Islaamka wafdi wafdi (ururo kooxo ah oo is daba socda).

Ogow inay taasi tahay calaamad muujin soo dhowaanshaha dhammaadka howsha laguu soo diray iyo ajashaada, ee ku tasbiixso xamdiga Rabbigaa, adigoo ka mahad naqi nicmadda guusha Alle ku siiyey iyo Furashada Makkah, kana weydiiso denbi dhaaf, waayo waa Toobad aqbalaha, aqbala toobada addoomahiisa oo u denbi dhaafa.