Skip to content

السؤال

س١٤: اقرأ سورة المسد وفسرها.

S14: Akhri Suuradda Al-Masad oo fasir.

الجواب

ج:سورة المسد وتفسيرها:

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

﴿تَبَّتۡ يَدَآ أَبِي لَهَبٖ وَتَبَّ 1

مَآ أَغۡنَىٰ عَنۡهُ مَالُهُۥ وَمَا كَسَبَ 2

سَيَصۡلَىٰ نَارٗا ذَاتَ لَهَبٖ 3

وَٱمۡرَأَتُهُۥ حَمَّالَةَ ٱلۡحَطَبِ 4

فِي جِيدِهَا حَبۡلٞ مِّن مَّسَدِۭ 5﴾

[المسد: ١-٥].

التفسير:

  1. ﴿تَبَّتۡ يَدَآ أَبِي لَهَبٖ وَتَبَّ1﴾:

خسرت يدا عم النبي صلى الله عليه وسلم، أبي لهب بن عبد المطلب بخسران عمله؛ إذ كان يؤذي النبي صلى الله عليه وسلم، وخاب سعيه.

  1. ﴿مَآ أَغۡنَىٰ عَنۡهُ مَالُهُۥ وَمَا كَسَبَ2﴾:

أيّ شيء أغنى عنه ماله وولده؟ لم يدفعا عنه عذابًا، ولم يجلبا له رحمة.

  1. ﴿سَيَصۡلَىٰ نَارٗا ذَاتَ لَهَبٖ3﴾:

سيدخل يوم القيامة نارًا ذات لهب، يقاسي حرّها.

  1. ﴿وَٱمۡرَأَتُهُۥ حَمَّالَةَ ٱلۡحَطَبِ4﴾:

وستدخلها زوجته أم جميل التي كانت تؤذي النبي صلى الله عليه وسلم، بإلقاء الشوك في طريقه.

  1. ﴿فِي جِيدِهَا حَبۡلٞ مِّن مَّسَدِۭ5﴾:

في عنقها حبل مُحْكَم الفَتْل تساق به إلى النار.

J- Suuradda Al-Masad iyo tafsiirkeeda:

  1. "Magaca Alle ayaan ku billaabayaa, Naxariistaha, Naxariista Badan".
  2. Ha hoogeen gacmaha Abuu lahab wuuba hoogee
  3. Maalkiisa iyo waxa uu kasbaday ee wiilashiisuna ka mid yihiin mid koodna wax uga tarimaayo aakhiro iyo cadaabkeeda.
  4. Wuxuu geli doonaa Naar olol badan.
  5. Iyo marwadiisuba, xaabo siddada ah, (xanta iyo xinta iyo dirdirada badan),
  6. Qoorteeda waxaa la yeeli xadhig adag xaskul la soohay (oo Naar ah).

[Suuradda Al-Masad: 1-5].

Tafsiirka:

Waxaa hoogay oo khasaaray labada gacmood ee adeerka Nabiga sallallaahu calayhi wasallam, Abuu Lahab bin Cabdul Muddalib khasaarada camalkiisa darti, waayo wuxuu dhibi jirey Nabiga s.c.w hoog oo ba'a dadaalkiisi ahaa hor joogsiga diinta.

Maxay u tareen maalkiisa iyo ilmahiisa? Kama ay celin cadaab, umana keenin naxariis.

Wuxuu geli Maalinta Qiyaamaha Naar olol badan, oo ku dhibtoon kuleylkeeda.

Waxaa sidoo kale geli Naarta xaaskiisa Um Jamiil ee dhibi jirtay Nabiga s.c.w. iyadoo dhigi jirtay qodxo jidkiisa (Nabiga csw).

Qoorteeda waxaa ahaan xadhig adag oo la soohay oo loogu hoggaamin Naarta.