Skip to content

Waa maxay bashaashnimadu (waji furnaanta jaceylka dadka ku saleysan)?

الباب / الفصل
قسم الأخلاق

السؤال

س١٦: ما هي البشاشة؟

S16: Waa maxay bashaashnimadu (waji furnaanta jaceylka dadka ku saleysan)?

الجواب

ج:هي طلاقةُ الوَجهِ، مع الفَرحِ والتَّبسُّمِ واللطف وإظهار السرور عند لقاء الناس.

وهي بعكس العبوس في وجه الناس مما ينفرهم.

  • وفي فضل ذلك جاءت الأحاديث، فعن أبي ذَرٍّ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ، قال: قال ليَ النَّبيُّ ﷺ:

«لا تَحْقِرَنَّ مِنَ المَعرُوفِ شَيْئًا، ولو أَنْ تَلْقَى أخاكَ بِوَجْهٍ طَلْقٍ»

رواه مسلم.

  • وقالَ رَسولُ اللهِ ﷺ:

«تَبَسُّمُكَ فِي وَجْهِ أَخِيكَ لَكَ صَدَقَةٌ»

رواه الترمذي.

J: Waa weji furnaanta, ay kuu dheer tahay farxad, dhoolla caddeyn, iyo muujin farxad markaad la kulanto dadka.

Waana lidka weji cabbuusnimada dadka hortiisa arrinkaasoo dareen xun siinaya dadka.

  • Fadliga arrinkaasina waxaa ku soo arooray axaadiis, waxaa laga soo weriyey Abuu Dar -Allaha ka raalli noqdee inuu yidhi: Nabigu -Sallallaahu calayhi wasallam- wuxuu igu yidhi:

"Ha yareysan wax wanaag ah, haba ahaatee inaad ku qaabisho walaalkaa-muslimka-wejin fur furan oo muusoonaya".

Waxaa soo weriyey Muslim.

Rasuulkii Alle -Sallallaahu calahi wasallam- wuxuu yidhi: "Anigu waxaan ahay kan lagu khatimay Nabiyada, mana jiro Nabi gadaashay iman"Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud, At-Tirmidi iyo kuwo kale. S24: Waa maxay Mucjiso? J- Mucjizo: Waa wax walba oo Alle siiyey anbiyadiisa ee caadooyinka ka baxsan ee muujinaya runtooda, sida:

"Inaad ku muusooto oo dhoolla caddeyso wejiga walaalkaa Muslimka ah horti sadaqay kuu tahay".

Waxaa soo weriyey At-Tirmidi.