Skip to content

السؤال

س١٥: ما أنواع خلق المحبة؟

S15: Waa maxay noocyada dabeecadda maxabbada (jeclaanta)?

الجواب

ج:محبة الله تَعَالَى.

قال تَعَالَى:

﴿وَٱلَّذِينَ ءَامَنُوٓاْ أَشَدُّ حُبّٗا لِّلَّهِ﴾

[البقرة: ١٦٥].

  • محبة الرسول صلى الله عليه وسلم.

قال ﷺ:

«والَّذي نَفْسي بِيَدِه، لا يُؤمِنُ أحدُكم حتَّى أكونَ أحبَّ إليهِ مِن والِدِه ووَلَدِه»

رواه البخاري.

محبة المؤمنين، ومحبة الخير لهم كما تحبه لنفسك.

قال النبي عَلَيْهِ الصَّلَاةُ وَالسَّلَامُ:

«لَا يُؤْمِنُ أَحَدُكُمْ حَتَّى يُحِبَّ لِأَخِيهِ مَا يُحِبُّ لِنَفْسِهِ»

J: Jeclaanta Alle kor ahaaye.

Alle wuxuu yidhi:

(Kuwase (Xaqa) rumeysan ayaa ka daran oo xooggan jaceylka ay u hayaan Alle).

[Suuradda Al-Baqarah: 50].

Jeclaanta Rasuulka Alle -Sallallaahu calayhi wasallam-.

Nabigu Sallallaahu calayhi wasallam- wuxuu yidhi:

"Waxaan ku dhaartay Kan ay nafteydu ku jirto Gacantiisa (Allaah), midkiin ma ahaanayo mu'min jeer uu i jeclaado in ka badan waalidkii iyo ilmahiisa".

Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari.

Jeclaanta mu'miniinta, iyo inaad la jeclaato khayr sidaad ula jeceshahay naftaada.

Nabigu -Sallallaahu calyhi wasallam- wuxuu yidhi:

"Ma rumeyn qofkiin (iimaan dhab ah) ilaa uu la jeclaado walaalkii waxa uu naftiisa la jecel yahay.”