السؤال
س١٨: ما هو الاستهزاء؟
S18: Waa maxay jees jeesku?
الجواب
ج:هو السخرية من أخيك المسلم وتحقيره، وهذا لا يجوز.
قال تَعَالَى في النهي عن ذلك:
﴿يَٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ لَا يَسۡخَرۡ قَوۡمٞ مِّن قَوۡمٍ عَسَىٰٓ أَن يَكُونُواْ خَيۡرٗا مِّنۡهُمۡ وَلَا نِسَآءٞ مِّن نِّسَآءٍ عَسَىٰٓ أَن يَكُنَّ خَيۡرٗا مِّنۡهُنَّۖ وَلَا تَلۡمِزُوٓاْ أَنفُسَكُمۡ وَلَا تَنَابَزُواْ بِٱلۡأَلۡقَٰبِۖ بِئۡسَ ٱلِٱسۡمُ ٱلۡفُسُوقُ بَعۡدَ ٱلۡإِيمَٰنِۚ وَمَن لَّمۡ يَتُبۡ فَأُوْلَٰٓئِكَ هُمُ ٱلظَّٰلِمُونَ﴾
[الحجرات: ١١].
J: Waa inaad ku jees jeesto (yaraysatid) walaalkaa Muslimka ah oo quursato, arrinkaana ma bannaana.
Alle wuxuu yidhi isagoo arrinkaa innaga reebaya:
(Kuwa (Xaqa) rumeeyow! qolona yey yasin qolo kale, waxaa laga yaabaa inay ka kheyr badan yihiin, oo yey dumarna yasin dumar kale, waxaa laga yaabaa inay ka kheyr badan yihiin; hana is ceebeynina, waxna ha iska sheegina, oo ha isugu yeedhina naaneysyo xun. Xumaa inaad magacyo iyo tilmaamo xun isugu yeedhaan kaddib rumeynta aad Alle rumeyseen. Qofkaan toobad keennina (oo Xaqa u soo laaban), kuwaasu waa kuwa ah daalimiinta).
[Suuradda Al- Xujuraat:11].