Skip to content

السؤال

س١٧: ما هو الحسد؟

S17: Waa maxay xasadku?

الجواب

ج:هو تمني زوال النعمة عن الغير أو كراهية النعمة على الغير.

  • قال تَعَالَى:

﴿وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ﴾

[الفلق: ٥].

  • وعن أنسِ بنِ مالكٍ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ، أنَّ رسولَ اللهِ ﷺ قال:

«لا تَباغَضُوا، ولا تَحاسَدُوا، ولا تَدابَرُوا، وكُونوا -عِبادَ اللهِ- إخوانًا»

رواه البخاري ومسلم.

J: Waa jecleysiga inay qof dhaafto oo ka suusho nicmadda uu ku galladeystay Alle ama ku xasaddo qof kheyr uu Alle siiyey.

Alle wuxuu yidhi:

  1. Iyo sharka xaasidka markuu wax xasdo.

[Suuradda Al-Falaq: 1-5].

  • Anas bin Maalik -Allaha ka raalli noqdee- waxaa laga soo weriyey in Rasuulka Alle -Sallallaahu calayhi wasallam yidhi:

"Ha is nicina, oo ha is xasdina, oo dhabarka ha isu duwina, oo ahaada -addoomadii Alloow- walaalo".

Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim.