Sidee ula dhaqmayaa walaalahay iyo saaxiibbaday?
- الباب / الفصل
- قسم الآداب الإسلامية
السؤال
س5: كيف أكون مع إخواني وأصدقائي؟
S5: Sidee ula dhaqmayaa walaalahay iyo saaxiibbaday?
الجواب
ج:1. أحب وأصاحب الأخيار.
- أتجنب وأترك مصاحبة الأشرار.
في الحديث:
«لا تصاحب إلا مؤمنًا، ولا يأكل طعامك إلا تقي»
رواه الترمذي وأبو داود.
- أسلم على إخواني وأصافحهم.
«ما من مسلمين يلتقيان فيتصافحان، إلا غفر لهما قبل أن يفترقا»
رواه أبو داود والترمذي.
- أعودهم إذا مرضوا وأدعو لهم بالشفاء.
- وأشمت العاطس.
- أجيب دعوته إذا دعاني لزيارته.
«حق المسلم على المسلم خمس: رد السلام، وعيادة المريض، واتباع الجنائز، وإجابة الدعوة، وتشميت العاطس»
متفق عليه.
- أقدم له النصيحة.
«ومن أشار على أخيه بأمر يعلم أن الرشد في غيره فقد خانه»
رواه أبو داود.
- أنصره إذا ظلم، وأمنعه عن الظلم.
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:
«انصر أخاك ظالمًا أو مظلومًا» فقال رجل: يا رسول الله، أنصره إذا كان مظلومًا، أفرأيت إذا كان ظالمًا كيف أنصره؟ قال: «تحجزه - أو تمنعه - من الظلم؛ فإن ذلك نصره»
رواه البخاري.
- أحب لأخي المسلم ما أحب لنفسي.
في الحديث عن أنس رضي الله عنه عن النبي صلى الله عليه وسلم قال:
«لا يؤمن أحدكم حتى يحب لأخيه ما يحب لنفسه»
- أساعده إذا احتاج إلى مساعدتي.
«والله في عون العبد ما كان العبد في عون أخيه»
رواه مسلم.
- لا أمسه بأذى، بقول أو فعل.
«المسلم من سلم المسلمون من لسانه ويده»
- أحفظ سره.
«إذا حدث الرجل بالحديث ثم التفت فهي أمانة»
- لا أشتمه، ولا أغتابه، ولا أحتقره، ولا أحسده، ولا أتجسس عليه، ولا أغشه.
«المسلم أخو المسلم لا يظلمه، ولا يخذله، ولا يحقره، وحسب امرئ من الشر أن يحقر أخاه المسلم»
البخاري ومسلم.
J:1. Waan jeclaan oo la saaxiibi akhyaarta (dadka kuwa wanaagsan).
- Waan ka dheeraan oo ka tegi saaxiibtinnimada dadka xun ee ehlu sharka ah.
Tixraac xadiiska:
(Ha la saaxiibin waxaan aheyn mu'min oo yaanu cunin cuntadaada cid aan aheyn taqi Alle ka cabsada).
Waxaa soo weriyey At-Tirmidi iyo Abuu Daawuud.
- Waan salaami walaalahay oo gacan qaadi.
(Ma jiraan labo Muslim ah oo intay kulmaan is gacan qaada oo isa salaama illaa waa loo denbi dhaafaa ka hor intaysan kala tegin).
Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud iyo At-Tirmidi.
- Waan booqan hadday bukoodaan oo ugu duceyn caafimaad.
- Oo u duceyn qofkii hindhisa.
- Waan ka oggolaan hadday iigu yeedhaan casumaad.
(Xaqa uu Muslimku ku leeyahay qofka kale ee Muslimka ah waa shan: inuu ka qaado salaanta, inuu booqdo bukaanka, inuu raaco janaasadiisa, inuu oggolaado casumaaddiisa, inuu u duceeyo qofka hindhisa).
Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim.
- Waan u naseexayn (wanaag sheegi) si daacadnimo ah.
(Qofkii u tilmaama walaalkii arrin uu og yahay inuu wanaag u laheyn, wuu khiyaamay).
Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud.
- Waan u gargaari hadduu wax dulmiyo oo ka qaban dulmiga uu geysan.
Rasuulkii Alle -Sallallaahu calayhi wasallam- wuxuu yidhi:
(U hiilli walaalkaa hadduu gar daran yahay iyo haddii laga gardarran yahayba). Nin baa wuxuu yidhi: Rasuul Allow, waan u hiillin haddii la dulmiyo, ka warran hadduu gar daran yahay sidee baan ugu hiillin? Wuxuu yidhi: Waxaad ka qaban oo ka celin dulmiga waa sidaas u hiillintu markaa).
Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari.
- Waxaan la jeclaan walaalkayga Muslimka ah Waxaan la jeclahay nafteyda.
Tixraac xadiiska Anas inuu Nabigu -sallallaahu calayhi wasallam- yidhi:
"Ma rumeyn qofkiin (iimaan dhab ah) ilaa uu la jeclaado walaalkii waxa uu naftiisa la jecel yahay.”
- Waan kaalmeyn hadduu iiga baahdo kaalmo.
(Alle wuu kaalmeyn addoonkiisa inta uu addoonku u kaalmeynayo walaalkii).
Waxaa soo weriyey Muslim.
- Uma geysanayo wax dhibaato ah hadal ama gacan.
(Muslimku waa kan ay ka nabad galaan Muslimiintu carrabkiisa iyo gacantiisa).
- Waan xafidi sirtiisa.
(Hadduu qof kuu warramo oo geesaha dhugto waa amaano hadalkiisa).
- Ma caayayo, ma xamanayo, ma xaqirayo, ma xasdayo, ma jaasuusayo, mana khiyaamayo.
(Muslimku waa walaalka muslimka, ma dulmiyo, mana hagrado, ma quudhsado, waxaa qofka ugu filan shar inuu quudhsado walaalkiisa Muslimka ah).
Waxaa soo weriyey Al Bukhaari iyo Muslim.