Waa maxay aadaabta marti gelinta iyo martida?
- الباب / الفصل
- قسم الآداب الإسلامية
السؤال
س7: ما هي آداب الضيافة والضيف؟
S7: Waa maxay aadaabta marti gelinta iyo martida?
الجواب
ج:1. أجيب من دعاني إلى ضيافته.
- إذا أردت زيارة أحد أطلب الإذن والموعد.
- أستأذن قبل الدخول.
- لا أتأخر في الزيارة.
- أغض البصر عن أهل البيت.
- أرحب بالضيف وأستقبله أحسن استقبال، ببشاشة وجه، وأحسن عبارات الترحيب.
- أجلس الضيف في أحسن مكان.
- أكرمه بالضيافة من طعام وشراب.
- قال تعالى:
﴿يَٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ لَا تَدۡخُلُواْ بُيُوتًا غَيۡرَ بُيُوتِكُمۡ حَتَّىٰ تَسۡتَأۡنِسُواْ وَتُسَلِّمُواْ عَلَىٰٓ أَهۡلِهَاۚ ذَٰلِكُمۡ خَيۡرٞ لَّكُمۡ لَعَلَّكُمۡ تَذَكَّرُونَ﴾
[النور: ٢٧].
- في الحديث:
«إنما جعل الله الاستئذان من أجل البصر»
متفق عليه.
- وقوله عليه الصلاة والسلام:
«من كان يؤمن بالله واليوم الآخر فليكرم ضيفه»
J: 1. Waan ka oggolaan qofkii iigu yeedha casumaad iyo marti gelin.
- Haddaad dooneysid inaad cid siyaarato weydiiso idan oo ka qaado ballan waqtiga aad booqaneysid ah.
J: 1. Waan ka yeeli qofkii iigu yeera casumaad. 2. Haddaan rabo inaan qof siyaarto waxaan ka qaadan idan iyo ballan. 3. Weydiiso oggolaansho intaadan gelin ka hor.
4-Ku daahimaayo booqashada.
5-Waan ka laabi indhahayga dadka guriga ku nool markaan booqanayo.
- Waan soo dhowayn martida oo ku qaabili qaabilaad wanaagsan iyo weji furnaan iyo erayada ugu wanaagsan ee soo dhoweyn ah.
- Waxaan Fadhiisin martida halka ugu wanaagsan fadhiga.
- Waxaaan Ku maamuusi cunto iyo cabbitaan wanaagsan.
Alle wuxuu yidhi:
Alle kor ahaaye wuxuu yidhi: (Kuwa Xaqa rumeeyow, ha gelina guryo aan aheyn guryihiinna jeer aad idan weydiisataan, oo salaantaan ehelkooda, sidaasaa idiin khayr badan, inaad xasuusataan oo ku waano qaadataan).
[Suuradda An-Nuur :27].
Tixraac xadiiska:
(Alle wuxuu u yeelay idan qaadashada aragga dartii (in qofku isku diyaariyo soo galiddaada oo is asturo).
Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim.
- Iyo odhaahdiisi Nabiga -sallallaahu calayhi wasallam:
(Qofkii rumeysan Alle iyo Maalinta Aakhiro ha maamuuso martidiisa).