Skip to content

السؤال

س4: كيف أصل الرحم؟

S4: Sidee u xiriiriyaa qaraabadayda?

الجواب

ج:1. زيارة الأقارب من الأخ والأخت، والعم والعمة، والخال والخالة وبقية الأقارب.

  1. الإحسان إليهم بالقول والفعل ومساعدتهم.
  2. ومنها الاتصال بهم وسؤالهم عن أحوالهم.
  • قال تعالى:

﴿فَهَلۡ عَسَيۡتُمۡ إِن تَوَلَّيۡتُمۡ أَن تُفۡسِدُواْ فِي ٱلۡأَرۡضِ وَتُقَطِّعُوٓاْ أَرۡحَامَكُمۡ﴾

[محمد: ٢٢].

  • وفي الحديث:

«لا يدخل الجنة قاطع رحم»

رواه مسلم.

J:1. Ziyaarada (qaraabo salaanka ehelada) oo leh walaal iyo walaaley, adeer iyo eeddo, abti iyo habar yar iyo qaraabada kaleba.

  1. Ugu wanaag falkooda hadal iyo ficilba iyo u kaalmeyntooda.
  2. Waxaa ka mid ah inaad la xiriirto oo aad ka wareysato xaalkooda.

Alle wuxuu yidhi:

Ma laga yaabaa haddaad (Xaqa) ka jeesataan, inaad fasahaadisaan (xumaan ku sameysaan) dhulka dushiisa, oo goysaan qaraabadiinna? Kuwaasi weeye kuwa uu Alle nacdalay, markaasuu ka dhego iyo indho tiray (Xaqa).

[Suuradda Muxammad:19].

Iyo tixraac xadiiska:

(Ma galo jannada qof qaraabo goys ah).

Waxaa soo weriyey Muslim.