Skip to content

السؤال

س6: ما هي آداب الجار؟

S6: Waa maxay adaabta la dhaqanka jaarka (deriska)?

الجواب

ج:1. أحسن للجار بالقول والفعل، وأساعده إذا احتاج مساعدتي.

  1. أهنئه إذا فرح بالعيد أو الزواج أو غيرهما.
  2. أعوده إذا مرض وأعزيه إذا أصيب.
  3. أقدم له ما أصنع من الطعام ما أمكن.
  4. لا ألحق به أذى بقول أو فعل.
  5. لا أزعجه بصوت مرتفع أو أتجسس عليه، وأصبر عليه.
  • قال تعالى:

﴿۞ وَٱعۡبُدُواْ ٱللَّهَ وَلَا تُشۡرِكُواْ بِهِۦ شَيۡـٔٗاۖ وَبِٱلۡوَٰلِدَيۡنِ إِحۡسَٰنٗا وَبِذِي ٱلۡقُرۡبَىٰ وَٱلۡيَتَٰمَىٰ وَٱلۡمَسَٰكِينِ وَٱلۡجَارِ ذِي ٱلۡقُرۡبَىٰ وَٱلۡجَارِ ٱلۡجُنُبِ وَٱلصَّاحِبِ بِٱلۡجَنۢبِ وَٱبۡنِ ٱلسَّبِيلِ وَمَا مَلَكَتۡ أَيۡمَٰنُكُمۡۗ إِنَّ ٱللَّهَ لَا يُحِبُّ مَن كَانَ مُخۡتَالٗا فَخُورًا﴾

[النساء: ٣٦].

  • وقال رسول الله صلى الله عليه وسلم:

«يا أبا ذر، إذا طبخت مرقة فأكثر ماءها وتعاهد جيرانك»

رواه مسلم.

  • في الحديث عن النبي صلى الله عليه وسلم:

«من كان يؤمن بالله واليوم الآخر فلا يؤذي جاره»

متفق عليه.

J: 1. Waan wanaajin deriska hadal iyo wax qabadba, u kaalmeyn hadduu iiga baahdo kaalmo.

  1. Waan ugu tahniyadeyn farxadda ciidda iyo guurka ama qeyrkood munaasabadaha.
  2. Waan booqan hadduu jirrado oo u tacsiyeyn hadday musiibo ku dhacdo.
  3. Waxaan wax ka siin waxaan sameeyo oo cunto ah intaan awoodo.
  4. Uma geysanayo wax dhibaato ah oo hadal ama ficil ah.
  5. Kuma dhibaateynayo cod dheer ama inaan ceebahiisa raadiyo, waana u samri dhibkiisa oo u dul qaadan.

Alle wuxuu yidhi:

(Caabuda Alle hana la wadaajinina cibaadada cid kale, wanaajiyana labada waalid, qaraabada, agoomaha, masaakiinta, jaarka qaraabada ah, jaarka shisheeyaha ah, saaxiibka ku dhinac deggan, musaafirka (go’doonsan, qaxootiga, ajaanibta), iyo kuwa ay gacmihiinna midig hantaan (Addoomadiina). Alle ma jecla mid kastoo islaweyn, faan badan).

[Suuradda An-Nisaa: 80].

Rasuulkii Alle -sallallaahu calayhi wasallam- wuxuu yidhi:

"Abuu Daroow, markaad karineyso maraq badi biyihiisa oo ogow deriskaaga".

Waxaa soo weriyey Muslim.

Iyo tixraac xadiiska laga soo weriyey Nabiga sallallaahu calayhi wasallam-:

Waxaa laga soo weriyey Nabiga s.c.w. inuu yidhi: (Qofkii rumeysan Alle iyo Maalinta Aakhiro waa inuusan dhibin deriskiisa).

Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim.