Skip to content
الفَاتِحة /

Aayad 7

1 : 7

Aayad 7 of الفَاتِحة (1 : 7). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الفَاتِحة Aayadaha 7
Suurad · الفَاتِحة
Soomaaliga · Yacob
1 : 7

صِرَٰطَ ٱلَّذِينَ أَنۡعَمۡتَ عَلَيۡهِمۡ غَيۡرِ ٱلۡمَغۡضُوبِ عَلَيۡهِمۡ وَلَا ٱلضَّآلِّينَ

Jidka kuwa aad u Nicmaysay , aan aheyn (jidka) kuwa loo cadhooday iyo (jidka) kuwa lunsan midna .

Explanation & meanings · 3
  1. Kuwo Alle siiyey Galladdiisa waa Nabiyada, runlowyada, suubbanayaasha, iyo shuhadada.
  2. Kuwa uu Alle u cadhooday waa kuwa iyagoo u cilmi leh aan ku camal falin diinta ee diida xaqa, sida Yuhuudda iwm.
  3. Kuwa lunsan waa kuwo cilmi la’aan iska cibaadeysta iyagoo ku socda caqiidooyin gurracan sida Nasaarada iwm.