Skip to content

Dhammeystir xadiiskan: "Waxaan ku dhaartay Kan ay nafteydu Gacantiisa ku jirto......." sheegna wax ka mid ah faa’idooyinkiisa?

الباب / الفصل
قسم الحديث

السؤال

س8: أكمل حديث: «والذي نفسي بيده! ...»، واذكر بعض فوائده.

S8: Dhammeystir xadiiskan: "Waxaan ku dhaartay Kan ay nafteydu Gacantiisa ku jirto......." sheegna wax ka mid ah faa’idooyinkiisa?

الجواب

ج:عن أبي سعيد رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ، عن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال:

«والذي نفسي بيده! إنها لتعدل تعدل ثلث القرآن»

رواه البخاري.

بعض فوائد الحديث:

  1. فضل سورة الإخلاص.
  2. وأنها تعدل ثلث القرآن.

Jawaab: Abuu Saciid -Allaha ka raalli noqdee wuxuu ka soo weriyey Rasuulka Alle -Sallallaahu calayhi wasallam inuu yidhi:

"Waxaan ku dhaartay Kan ay nafteydu Gacantiisa ku jirtee Waxay u dhigantaa Qur'aanka seddex meelood meel".

Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari.

Faa’idooyinka laga qaadanayo xadiiskan:

  1. Fadliga Suuradda Al-Ikhlaas.
  2. Iyo inay u dhiganto Qur’aanka seddex meelood meel.