Skip to content

السؤال

س٢٨: ما هو الجبن؟ وما هي الشجاعة؟

S28: Waa maxay fulaynimadu? Waana maxay geesinnimo?

الجواب

ج:الجبن: أن يخاف مما لا ينبغي أن يخاف منه.

مثل الخوف من قول الحق وإنكار المنكر.

الشجاعة: وهي الإقدام على الحق، وذلك مثل الإقدام في ساحات الجهاد للدفاع عن الإسلام والمسلمين.

  • وكان النبي ﷺ في دعائه يقول:

«اللَّهُمَّ إنِّي أعوذُ بكَ من الجُبنِ...».

  • وقال رسولُ اللهِ ﷺ:

«المؤمنُ القويُّ خيرٌ وأحبُّ إلى اللهِ مِن المؤمنِ الضَّعيفِ، وفي كُلٍّ خيرٌ»

رواه مسلم.

J: Fulaynimadu : Waa inuu qofku ka cabsado waxaan la dooneyn in laga cabsado.

Sida inuu ka cabsado inuu Xaqa caddeeyo ama reebo xumaan

Geesinnimadu: Waa inuu qofku Xaqa ku dhiirrado, sida aadista goobaha jihaadka si uu u difaaco Islaamka iyo muslimiinta.

  • Nabigu sallallaahu calayhi wasallam wuxuu ku duceysan jiray:

"Allow waxaan kaa magan galayaa Fulaynimada...".

Rasuulkii Alle -Sallallaahu calahi wasallam- wuxuu yidhi: "Anigu waxaan ahay kan lagu khatimay Nabiyada, mana jiro Nabi gadaashay iman"Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud, At-Tirmidi iyo kuwo kale. S24: Waa maxay Mucjiso? J- Mucjizo: Waa wax walba oo Alle siiyey anbiyadiisa ee caadooyinka ka baxsan ee muujinaya runtooda, sida:

"Mu'minka xoogga leh baa ka khayr badan oo Alle ka jecel yahay Mu'minka daciifka ah, dhammaantoodna khayr baa u sugnaaday ".

Waxaa soo weriyey Muslim.