Skip to content

Maxaa ka mid ah hadallaka carrabka laga yidhaahdo ee xaaraanta ah?

الباب / الفصل
قسم الأخلاق

السؤال

س٢٩: ما بعض أقوال اللسان المحرمة؟

S29: Maxaa ka mid ah hadallaka carrabka laga yidhaahdo ee xaaraanta ah?

الجواب

ج:- مثل اللعن والسباب.

  • ومثل قول فلان "حيوان" أو مثلها من الألفاظ.
  • أو ذكر العورات من كلمات الفحش والبذاءة.
  • وقد نهى النبي ﷺ عن ذلك كله، فقال:

«ليس المؤْمِنُ بالطَّعَّانِ، ولا اللَّعَّانِ، ولا الفاحِشِ، ولا البَذيءِ»

رواه الترمذي وابن حبان.

J- Waa sida lacnidda (habaarka, wax xun ku tilmaamidda) iyo af lagaaddada.

  • Iyo sida inuu yidhaahdo hebel waa xayawaan iyo erayada la midka ah.
  • Ama xusidda cawradaha (wax uu ku ceebeynayo qof oo u qarsoon) ee ah kelmedaha xun ee cayda ah.

Nabigu Sallallaahu calayhi wasallam- wuu reebay waxaa oo dhan, wuxuuna yidhi:

"Mu'minku ma aha mid durid badan, nacdal badan (habaar badan, xishood daran,af xumo badan."

Waxaa soo weriyey At-Tirmidhi iyo ibnu Xibbaan.