Skip to content

Waa maxay waxyaabaha qofka Muslimka ah ku caawiya inuu debci wanaagsanaado?

الباب / الفصل
قسم الأخلاق

السؤال

س٣٠: ما الأسباب التي تعين المسلم على التخلق بالأخلاق الحسنة؟

S30: Waa maxay waxyaabaha qofka Muslimka ah ku caawiya inuu debci wanaagsanaado?

الجواب

ج:١. الدعاء بأن يرزقك الله حسن الخلق ويعينك عليه.

  1. مراقبة الله عَزَّ وَجَلَّ، وأنه يعلم بك ويسمعك ويراك.
  2. تذكر ثواب حسن الخلق وأنه سبب لدخول الجنة.
  3. تذكر عاقبة سوء الخلق وأنه سبب لدخول في النار.
  4. أن حسن الخُلق يجلب محبة الله تَعَالَى ومحبة خلقه، وأن سوء الخُلق يجلب بغض الله وبغض خلقه.
  5. قراءة سيرة النبي عَلَيْهِ الصَّلَاةُ وَالسَّلَامُ والاقتداء به.
  6. مصاحبة الأخيار وتجنب صحبة الأشرار.

*******

J: 1. Ducada inuu Alle kugu galladeysto debci wanaagsan oo kugu caawiyo.

  1. Dhowridda Alle kor ahaaye, iyo inuu ku og yahay, ku maqlayo oo ku arko.
  2. Inaad xusuusnaato ajarka ku jira debci wanaagga iyo inuu yahay sabab lagu galo Jannada.
  3. Inaad xusuusnaato cidhibta debci xumada iyo inuu yahay sabab lagu galo Naarta.
  4. In debciga wanaagsan lagu helo maxabbada Alle kor ahaaye iyo maxabbada uunkiisa, iyo in debci xumada keento naceybka Alle iyo naceybka uunkiisa.
  5. Akhrinta siirada Nabiga -Sallallaahu calayhi wasallam-iyo ku dayashadiisa.
  6. La saaxiibka akhyaarta (dadka wanaagsan ee Alle ka baqa) iyo ka fogaanshaha la socodka dadka xun.