Waa maxay israafku? Waana maxay bakheylnimadu? Oo waa maxay deeqsinnimo?
- الباب / الفصل
- قسم الأخلاق
السؤال
س٢٧: ما هو الإسراف؟ وما هو البخل؟ وما هو الكرم؟
S27: Waa maxay israafku? Waana maxay bakheylnimadu? Oo waa maxay deeqsinnimo?
الجواب
ج:الإسراف: هو إنفاق المال بغير حقه، وعكسه: البخل: وهو الإمساك عن حقه.
والصحيح هو الوسط بينهما، وأن يكون المسلم كريمًا.
- قال تَعَالَى:
﴿وَٱلَّذِينَ إِذَآ أَنفَقُواْ لَمۡ يُسۡرِفُواْ وَلَمۡ يَقۡتُرُواْ وَكَانَ بَيۡنَ ذَٰلِكَ قَوَامٗا﴾
[الفرقان: ٦٧].
J: Israafku waa maalka oo lagu bixiyo waxaan xaq aheyn, waxaana lidkiisa ah bakheylnimada oo ah maalka oo aan lagu bixin wixii mudnaa ee in lagu bixiyo ahaa.
Sida wanaagsanina waa inuu qofku labadaa u dhexeeyo, iyo inuu muslimku ahaado deeqsi.
Alle wuxuu yidhi:
(Mu'uminiintu) waa kuwa markay wax bixiyaan aan xad gudbin ama aan wax ciriiryin, oo intaas dhexdooda ku toosnaada).
[Suuradda Al-Furqaan:63].