Waa maxay noocyada kibirka xaaraanta ah?
- الباب / الفصل
- قسم الأخلاق
السؤال
س٢٠: ما أنواع الكِبْرُ المحرم؟
S20: Waa maxay noocyada kibirka xaaraanta ah?
الجواب
ج:١. الكِبْر على الحق، وهو رد الحق وعدم قبوله.
- الكِبْرُ على الناس، وهو احتقارهم والاستهانة بهم.
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:
«لا يَدخُلُ الجَنَّةَ مَن كان في قَلبِه مِثْقالُ ذَرَّةٍ مِن كِبْرٍ».
فقال رَجُلٌ: إنَّ الرَّجُلَ يُحِبُّ أن يَكونَ ثَوبُه حسَنًا، ونَعْلُه حسَنةً؟ قال:
«إنَّ اللهَ جَميلٌ يُحِبُّ الجَمالَ، الكِبْرُ: بَطَرُ الحَقِّ، وَغَمْطُ النَّاسِ»
رواه مسلم.
- بَطَرُ الحَقِّ: رده
- غَمْطُ النَّاسِ: استحقارهم.
- الثوب الحسن والنعل الحسن ليس من الكبر.
J: 1. Iska weyneynta Xaqa, waana diiddada Xaqa iyo inaad oggolaan xaqa.
- Iska weyneynta dadka, waana inaad quursato oo yareysato.
Rasuulkii Alle -Sallallaahu calayhi wasallam- wuxuu yidhi:
"Ma galayo Janno qofkii uu qalbigiisa ku jiro wax saxar le'eg oo kibir ah".
Nin baa wuxuu yidhi: Qofku wuu jecel yahay inuu dharkiisu wanaagsan yahay, kabahiisuna wanaagsan yihiin? Nabigu -Sallallaahu calayhi wasallam- wuxuu yidhi:
"Alle wuu qurxoon yahay, wuuna jecel yahay quruxda, kibirku waa diidmada Xaqa iyo yasidda dadka".
Waxaa soo weriyey Muslim.
- Iska weyneynta Xaqu: Waa inaad diiddo.
- Yareysiga dadku: Waa inaad quudhsato.
- Xirashada dharka iyo kabaha wanaagsan ma ka mid aha kibirka.