السؤال
س١٩: ما هو التواضع؟
S19: Waa maxay dhul is dhiggu?
الجواب
ج:هو أن لا يرى الإنسان نفسه على الناس، فلا يستحقر الناس ولا يرفض الحق.
- قال تَعَالَى:
﴿وَعِبَادُ الرَّحْمَنِ الَّذِينَ يَمْشُونَ عَلَى الْأَرْضِ هَوْنًا﴾
[الفرقان: ٦٣]،
أي: متواضعين.
- وقالَ رسولُ اللهِ ﷺ:
«وما تَواضَعَ أحَدٌ للهِ إلَّا رَفَعَهُ اللهُ»
رواه مسلم.
- وقال صلى الله عليه وسلم:
«إنَّ اللهَ أَوْحى إليَّ أنْ تَواضَعُوا، حتَّى لا يَفخَرَ أحَدٌ على أحَدٍ، ولا يَبْغيَ أحَدٌ على أحَدٍ»
J: Waa inuusan isu arkin qofku inuu wax dheer yahay dadka kale, oo waa inuu quursan dadka oo Xaqa diidin.
Alle wuxuu yidhi:
(Addoomaha Raxmaanka waa kuwa ku mara dhulka miyir (xasillooni si sharaf leh aan iskibrin lahayn).
[Suuradda Al-Furqaan:63].
Macnaha waa iyagoo aan is kibrineyn.
Rasuulkii Alle -Sallallaahu calahi wasallam- wuxuu yidhi: "Anigu waxaan ahay kan lagu khatimay Nabiyada, mana jiro Nabi gadaashay iman"Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud, At-Tirmidi iyo kuwo kale. S24: Waa maxay Mucjiso? J- Mucjizo: Waa wax walba oo Alle siiyey anbiyadiisa ee caadooyinka ka baxsan ee muujinaya runtooda, sida:
"Qofkii u nuglaada Alle oo aan iska weyneyn cibaadadiisa Alle wuu kor yeelaa".
Waxaa soo weriyey Muslim.
Wuxuu kaloo Sallallaahu calayhi wasallam yidhi:
"Alle kor ahaaye wuxuu ii waxyoodey inaad is dhul-dhigtaan oo qofna qof kale u faanin, midna mid kale ku gardarroon ".